Hawd Media

Hawd Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hawd Media, Hargeisa.

18/05/2026

Hargeisa

18/05/2026

Magaalo Madaxda gobolka hawd ee

12/05/2026

Maxaad ku xasuusataa Maayir Mooge

Eng Cabdirisaaq Maxamed Faarax ( Wiiwaa) ayaa loo doortay Maayirka cusub ee magaalada Hargeysa, halka ku-xigeenkiisa loo...
12/05/2026

Eng Cabdirisaaq Maxamed Faarax ( Wiiwaa) ayaa loo doortay Maayirka cusub ee magaalada Hargeysa, halka ku-xigeenkiisa loo doortay Eng. Aadan Jaamac Xaddi ( Mideeye).

12/05/2026

10 Xubnood oo katirsan Golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa soo galay hoolka uu ka dhacayo mooshinku,Kuwaasi oo kala ah
1: Cabdikariin Axmed Mooge
2: Cabdirsaaq Maxamed Faarax
3: ⁠Aadan Cabdi Jaamac Mideeye
4: ⁠Caydaruus Cabdi Samad
5: ⁠Cabdikariim Xasan Garas
6: ⁠Muuse Daa'uus
7: ⁠Faysal Cabdiraxmaan
8: ⁠Xuseen Askar
9: ⁠Yaasiin Cumar Cabdi
10: ⁠Cabdiraxmaan Soltelco

Waxaana shirkan shir guddoomin doona Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex.
Waxaana hoolka ku sugan xoghayaha Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa.

10 mudane ayaa Goob joog ka ah kalfadhiga aan cadiga ahayn ee saaka xilka lagaga qaadayo Duqa Caasimadda Hargaysa iyo ku...
12/05/2026

10 mudane ayaa Goob joog ka ah kalfadhiga aan cadiga ahayn ee saaka xilka lagaga qaadayo Duqa Caasimadda Hargaysa iyo ku xigeenkiisa. waxaana la dooranayaa maayar iyo ku xigeen cusub.

Madaxweyne Markaynka Donald Trump ayaa yidhi: “Waxaan hadda akhriyey jawaabta Iiraan,gabi ahaanba ima aysan qancin.Waana...
11/05/2026

Madaxweyne Markaynka Donald Trump ayaa yidhi: “Waxaan hadda akhriyey jawaabta Iiraan,gabi ahaanba ima aysan qancin.Waana mid aan la aqbali karin.”

Caasimada Geeska
11/05/2026

Caasimada Geeska

 , Khayriyadda Hargaysa iyo diyaar garawga 18 May.
10/05/2026

, Khayriyadda Hargaysa iyo diyaar garawga 18 May.

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252634532261

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawd Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hawd Media:

Share