Maahirjet

Maahirjet Printing Service Mahirjet is a modern full service digital printing company. The foundation of our business is sincerity and reliability.

It is focused on the printing and branding needs of the public institutions and the private corporations. The company was established by a young innovator of Somaliland in 2018 to provide on services of printing and branding to reduce needs of it. For many years of experience we have our work, it is possible for us to produce quality and satisfaction with our customers that has contributed to my r

eputation. We take integrity in the client relationships that have developed resulting in interdependency and mutual growth.

Hambalyo dhamaan shacab weynaha  Jamhuuriyadda Somaliland, Sanad Guuradii 35aad ee 18 May
17/05/2026

Hambalyo dhamaan shacab weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Sanad Guuradii 35aad ee 18 May

02/04/2026

Shirkaddeennu waxay bixisaa dhammaan adeegyada daabacaadda oo tayo sare leh!

✅ Daabacaadda Boodhadhka (Posters & Banners)
✅ Daabacaadda Daabacadaha Waaweyn / Large Format Printing
✅ Daabacaadda kaadhadhka
✅ Samaynta Xarfaha Iftiima (3D Light Letters)
✅ Daabacaadda Calaamadaha Ganacsiga (Sign Boards)
✅ Sticker & Branding Design

⭐ Tayo Sare
⚡ Shaqo Degdeg ah
💰 Qiimo Macquul ah

📞 Call Center: 3237
📍 Address: Near Edna Adan Hospital

كل عام وأنتم بألف خير عيد مبارك 🥰
19/03/2026

كل عام وأنتم بألف خير
عيد مبارك 🥰

Sanad Cusub oo Farxad leh!Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macaamiisheena kalsoonida ay na siiyeen sanadkii tagay.Sanad...
31/12/2025

Sanad Cusub oo Farxad leh!
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macaamiisheena kalsoonida ay na siiyeen sanadkii tagay.
Sanadkan cusubna ballanqaadkeennu waa adeeg ka sii wanaagsan iyo horumar joogto ah

Macmiiln Maahirjet waxay kuu diyaarisay dhamaan agankii qurux lahaa xafadaada Qalinjibinta.
27/08/2025

Macmiiln Maahirjet waxay kuu diyaarisay dhamaan agankii qurux lahaa xafadaada Qalinjibinta.

Plate Name-ka yaala xafiiskaagy wuxuu qayb wayn ka qaadanayaa kalsoonida macaamiishada. 📞 hada wac: 3237WhatsApp: +252 6...
13/08/2025

Plate Name-ka yaala xafiiskaagy wuxuu qayb wayn ka qaadanayaa kalsoonida macaamiishada.

📞 hada wac: 3237
WhatsApp: +252 637988888

Waxaa idiin hayna invitation cards qurux badan, casri ah, u qalma meherkaaga iyo xafladaha kaleba 📞 Wac hadda:  3227 Wha...
13/08/2025

Waxaa idiin hayna invitation cards qurux badan, casri ah, u qalma meherkaaga iyo xafladaha kaleba

📞 Wac hadda: 3227
WhatsApp +252 637988888

𝐉𝐮𝐦𝐜𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤.Rasuulkeenna (NNKH) Waxa uu yiri “Inta u dhaxeysa Shanta salaadood, Jimce illaa Jimce iyo Ramadaan illaa ...
01/08/2025

𝐉𝐮𝐦𝐜𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤.
Rasuulkeenna (NNKH) Waxa uu yiri “Inta u dhaxeysa Shanta salaadood, Jimce illaa Jimce iyo Ramadaan illaa Ramadaan waa kuwa dambiyada lagu dhaafo,Haddii dambiyada waaweyn laga.

Muuqa gaadhigaaga ku meel mari ganacsigaaga oo gaadhsii meel sare.
31/07/2025

Muuqa gaadhigaaga ku meel mari ganacsigaaga oo gaadhsii meel sare.

Ganasigaaga casriyee oo la jaanqaad dunida casriga ah.
30/07/2025

Ganasigaaga casriyee oo la jaanqaad dunida casriga ah.

Address

West Side Of The Edna Hospital, Gaariye Road, A. Dhagah District
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252637988888

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maahirjet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maahirjet:

Share