Afnaan online marketing

Afnaan online marketing Afnaan Online market waa suuqa ugu wayn dhinaca Online Africa waxad kadalban hartaa allabaha meherad

26/04/2026

๐Œ๐š ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ค๐š ๐ญ๐š๐ ๐ญ๐จ ๐ซ๐š๐š๐ ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐š๐ซ๐ง๐š๐›๐š ๐ฅ๐š ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฐ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐ข๐ง?
๐Œ๐š ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ข๐ง ๐ฎ๐๐ ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ ๐ก๐š๐๐ฅ๐จ ๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š๐ง ๐ก๐š๐๐ฅ๐ข๐ง?
ka soo dalbo https://Wa.me/+252638586416

08/10/2023

Watch, follow, and discover more trending content.

08/10/2023

Welcome hablo cabaayado cusub
0636088960

Send a message to learn more

24/09/2023

Welcome Macmiil cabayado tayo leh waxad kahelaysaan hargeisa suuqa hoose telesom fooqa ku xigee adan Nokia dabaqa 2aad hadad magaalo kale joogtana hada dalbo
0634765438

19/08/2023

Busharo macmiil waxan idiinkeenay toobabki oo waarada dhisaykaadontana kadolankarto
0634765438

Send a message to learn more

18/12/2022

Bushaaaro
Macmiil
afnaan collection1 waxayku kentay mobile ๐Ÿ“ฑ tayole
Prime 2019
Huawei y9
4gb ram
128gb storage

https://wa.me/c/252636088960

๐Ÿ’ฒ180โ˜Ž๏ธWhatsApp/๐Ÿ“ž 00252634765438 ama
๐Ÿ“ž 0636088960 hamooganina ๐Ÿ›location HARGYSA
SUUQa hoose fooqa. Ku XIGA.xarunta dhexe telesom
RD 1 ๐Ÿš› goobkasta ood joogto wankugu so dirayna

Qoys hanti lagu sheegayo oo qofkoda danaysan dhibanyahay hadaad aragto hala yaabinQoyska somalida laba umba lagaga mid n...
01/11/2022

Qoys hanti lagu sheegayo oo qofkoda danaysan dhibanyahay hadaad aragto hala yaabin

Qoyska somalida laba umba lagaga mid noqdaa
In waalid ladan ku dhalay amaad adigu ladantahay

Hadii waalidkaagu ladanyahay waxaad garaadsanaysaa adigoo ina hebel hebel ah oo awoowayaal ,adeero ,ilma adeer iyo ehelo ciidaa ka badan leh , gurigiina la yimaado , laydin xidhiidhiyo , madaxa inta lagu salaaxo lagu yiraahdo soo barbaar beri baad na anfici doontaaye

Hadiise waalidkaagu danyar yahay , xanusanayaan amaba dhinteen ama kalatageen , waxad koraysaa adigo cid wax kuu ahi aysan jirin , cid ku garab qabata iyo cid dadnimadaada qirta toona haysan
Ehelkaagu inay kuso booqdaan daaye waligaa magacooda wax sheegaya maqli maysid.

Malinka aad baahi aadane ka korto ee inaad naftaada iyo nafo kale anfici karayso la arko , maalinkaas ayaad yeelnaysaa , awoow, adeero ilma adeero ,eedooyin, abtiyaal iyo ehelo aad moodayso inay ciida kaso baxeen saacadaas

Maalinkaas ayaad nin/naag tolka ku tirsan oo ina hebel hebel ah noqonaysaa , maalinkasa magac iyo maamuus beena lagu huwinayaa , maalinkaasaa lagu oran tolka qadhankiisa ka qayb qaado !

15/06/2022

Ku bushaarayso Manta laga bilaabo timaajajabaya iyo timaagaaban Waad isdayseen
Jomlo iyo tafaariqba waadiyaar
Qiimo jaban $10 waawaynka $20
0634765438 https://wa.me/message/N7HNUE3RLATIO1

Address

Hargeisa

Telephone

+2524765438

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afnaan online marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Afnaan online marketing:

Share