Qarbooshe

Qarbooshe قــال ابـن رجــب -رحـمـه الله -:
أفضـــل الصــدقـة تعليـم جاهـل أو إيقاظ غافـل"🍂

03/06/2026

➤ Q𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 3𝐀𝐀𝐃” Xisbiyadu wax leeyihiin Maktabu jihaad iyo sirdoono!

📖 𝐌𝐮𝐱𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐮 "𝐒𝐡 𝐔𝐦𝐚𝐥" 𝐟𝐢𝐥 𝐌𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧"

➤ 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗕𝗮𝗿𝗯𝗮𝗿𝗮𝗮𝘄𝗶i (Xafidahullaah)

🔁 Share garee si khairka u faafo

🖇️ link Full Muxaadiro” ⬇️
https://youtu.be/cAWONdHtWj8?si=KQaPn8z3ek5VyicG

🔁 La soco taxanaha”

02/06/2026

➤ Q𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 3𝐀𝐀𝐃” Dagaalkii khilaajka fikir bilaabmay oo uu inoo sheegay "𝐒𝐡 𝐔𝐦𝐚𝐥" ma jiraan, kaliya wuxuu inoo sheegay “𝗦𝗵 𝗿𝗮𝗯𝗶𝗶𝗰 𝗦𝗵 𝗷𝗮𝗮𝗺𝗶” inay wax radiyeen.

📖 𝐌𝐮𝐱𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐮 "𝐒𝐡 𝐔𝐦𝐚𝐥" 𝐟𝐢𝐥 𝐌𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧"

➤ 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗕𝗮𝗿𝗯𝗮𝗿𝗮𝗮𝘄𝗶i (Xafidahullaah)

🔁 Share garee si khairka u faafo

🖇️ link Full Muxaadiro” ⬇️
https://youtu.be/cAWONdHtWj8?si=KQaPn8z3ek5VyicG

🔁 La soco taxanaha”

02/06/2026

Wax “𝐒𝐀𝐑𝐔𝐔𝐑𝐈𝐘𝐀” la yidhaa ma jiraan?

Sh Cabdulkariim Xasan Xoosh

02/06/2026

Itixaad, Ictisaam dhibaatadii umadan aad gaadhsiiseen kasoo noqda, ragii aad tarbiyayseen, waa kuwaa dhigii shacabka xalaashaday, kuna dhagen waxaad barteen.

𝐒𝐡 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐢𝐫

02/06/2026

𝐂𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐜𝐰𝐚 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐟𝐢𝐲𝐚” waxay miisaan guntaan waxaa laga dhaxlaa diin saafi ah, ku dhisan kitaabka iyo axaadiista rasuulka, iyagoo u leh faham duug ah diinta

Caqiido kudhisan faham qoto-dheer 𝐱𝐮𝐣𝐨 𝐜𝐚𝐝 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐲, 𝐠𝐚𝐫𝐛𝐨 𝐝𝐮𝐮𝐛, si baadheedh ah gabasho laheyn diinta u sheega, lagana dhaxlay, 𝚗𝚊𝚡𝚊𝚛𝚒𝚒𝚜, 𝚜𝚊𝚖𝚒𝚛, 𝚌𝚒𝚕𝚖𝚒 𝚌𝚊𝚖𝚊𝚕, 𝚌𝚊𝚍𝚊𝚊𝚕𝚊𝚍, 𝚒𝚡𝚝𝚒𝚛𝚊𝚊𝚖

Dhamaantood 𝐈𝐋𝐋𝐀𝐀𝐇𝐀𝐘 cilmigooda ha barakeeyo.

01/06/2026

➤ Q𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 3𝐀𝐀𝐃” Cida dawlada ku wargalisay in duruusta laga joojiyo ragaa wuxuu ahaa “𝗦𝗵 𝗶𝗯𝗻𝘂 𝗯𝗮𝗮𝘀”

📖 𝐌𝐮𝐱𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐮 "𝐒𝐡 𝐔𝐦𝐚𝐥" 𝐟𝐢𝐥 𝐌𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧"

➤ 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗕𝗮𝗿𝗯𝗮𝗿𝗮𝗮𝘄𝗶i (Xafidahullaah)

🔁 Share garee si khairka u faafo

🖇️ link Full Muxaadiro” ⬇️
https://youtu.be/cAWONdHtWj8?si=KQaPn8z3ek5VyicG

🔁 La soco taxanaha”

01/06/2026

➤ Q𝐀𝐘𝐁𝐓𝐀 3𝐀𝐀𝐃” sifo kastoo xun ayuu dusha ka saaray Dacwa salafiyya “𝐒𝐡 𝐔𝐦𝐚𝐥”

📖 𝐌𝐮𝐱𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐮 "𝐒𝐡 𝐔𝐦𝐚𝐥" 𝐟𝐢𝐥 𝐌𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧"

➤ 𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗕𝗮𝗿𝗯𝗮𝗿𝗮𝗮𝘄𝗶i (Xafidahullaah)

🔁 Share garee si khairka u faafo

🖇️ link Full Muxaadiro” ⬇️
https://youtu.be/cAWONdHtWj8?si=KQaPn8z3ek5VyicG

🔁 La soco taxanaha” “

31/05/2026

𝐒𝐡. 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢. 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 wuxuu galay kalmad kudhisan, cilmi, caqli, cadaalad, kamadhan caadifad, xamaasad, qiiro, kicin caamo, cuqdad, dhiig baneyn, beer-laxowsi,

Culimadani mid la odhan karro cilmi buu soo minguuriyay, si cilmi ku dhisan uuga hadlay arinta taagan, waaba dhif

Intanba waxay ka midaysanyihiin, in camaada ay qiiro galiyaan, madaxdoodana ku diraan, dhulkoodu uu noqdo foodo, taas badalkeeda.

Culimaa joogta khalkhal bulsho dhiig daa’din, makarafoon la hortaagan, taasi dhici mayso inta “𝐃𝐚𝐜𝐰𝐚 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐟𝐢𝐲𝐲𝐚” baladkan ka jirto!

𝙲𝚞𝚕𝚒𝚖𝚘𝚘𝚢 𝚢𝚊𝚊𝚗 𝚍𝚑𝚒𝚒𝚐𝚊 𝚜𝚑𝚊𝚌𝚊𝚋𝚔𝚊 𝚕𝚊 𝚡𝚊𝚕𝚊𝚊𝚜𝚑𝚊𝚗!

Sh.Alqaadi. Cusmaan Maxamed Ismaaciil

29/05/2026

𝗦𝗵𝗶𝗶𝗸𝗵 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗦𝗮𝗮𝗹𝗮𝘅 𝗔𝗹-𝗖𝘂𝘁𝗵𝗮𝘆𝗺𝗶𝗶𝗻 : Nin dhalinyarro ah ayaa wuxuu waydiiyay: Sheekh maxaad boqarada iyo madaxda uugu nasteexadeyn weyday.

𝗦𝗵𝗶𝗶𝗸𝗵 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗦𝗮𝗮𝗹𝗮𝘅 𝗔𝗹-𝗖𝘂𝘁𝗵𝗮𝘆𝗺𝗶𝗶𝗻 : wuxuu yidhi walaal waan u nasteexeynaa madaxda, lakiin waxaan u sheegno boqorada ama madaxda inaan muujino.

📌 𝗟𝗔𝗕𝗔 𝗗𝗛𝗜𝗕𝗔𝗔𝗧𝗢 𝗔𝗬𝗔𝗔 𝗞𝗨 𝗝𝗜𝗥𝗧𝗔❕

1️⃣ Qofkii nasteexad bixiyaha ahaa inuu isu bogo
𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗻𝗮 𝗶𝘀𝘂 𝗮𝗿𝗸𝗼, oo idhaa aduun baa runta u sheegay nimankii madaxda ahaa, 𝗸𝗵𝘂𝗱𝗯𝗮𝗱 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗲𝗲𝗰𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝗱𝗮 ama 𝗯𝗼𝗾𝗼𝗿𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗹𝗲𝗲 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝗯𝗮𝗮 𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆,

Dadka caamadiina way ku sii afuufayaan, waxay odhanayaa walee hebal ama 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗮𝗮𝘀 𝘂𝗻𝗯𝗮𝗮 𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝘂 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗮 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝗱𝗮, marka lagu xidho waxay odhanayaan, 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮𝗮𝘀𝗶 𝗴𝘂𝘂𝘅𝗶𝗶𝘀𝘂𝘂 𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝗮𝘆 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝘄𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗯𝗮𝘆 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻.

2️⃣ 𝗞𝗶𝗶 𝗹𝗼𝗼 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗲𝗲𝘅𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝗱𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝗯𝗼𝗾𝗼𝗿 𝗸𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝘆𝘀𝗮, inuu nasteexadii aqbali waayo uu u’arko in la ceebaynayo, dadkiina lagu diriyo isagiina la eryanayo oo lala dagaalamayo.

𝗦𝗵 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗸𝗮𝗮𝗿𝗶𝘆𝗲 shacabka ha u horseedin, 𝗰𝘂𝗾𝗱𝗮𝗱, 𝗻𝗮𝗰𝗲𝘆𝗯, 𝗻𝗮𝘅𝗹𝗶 aad laabta u galiso, madaxdana ku kacaan aduun iyo aakhirona waa la seegi doonaa, Alle ka cabso❕

📝 Qarbooshe

28/05/2026

Maxaad ka taqaana suufiga “𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐚𝐥-𝐉𝐢𝐟𝐫𝐢”

Address

Saudia, Arabia
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qarbooshe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qarbooshe:

Share