Maxa-cusub Online marketing agency

Maxa-cusub Online marketing agency business marketing agency

21/08/2026
Burbur wayn oo Caawa ka Muuqda Magalada Dimona ee koonfurta Isreal
21/03/2026

Burbur wayn oo Caawa ka Muuqda Magalada Dimona ee koonfurta Isreal

21/03/2026

21/03/2026

Iiraan oo caawa burburisay Magaaladii Dimona oo ah mid kamidah Xarunta ugu weyn ee Nukliyeerka israil

14/03/2026

IRAN OO DIGNIIN HORLEH U DIRTAY CARABTA KHALIIJKA: KA GUURA AAGGA WARSHADAHA MAREYKANKA

Ilaalada Kacaanka Islaamiga ee Iran (IRGC) ayaa hadda daabacday digniino ay leeyihiin waa in shacabka ka agdhow warshadaha Maraykanku ku leeyahay gobolka degdeh looga daadgureeyaa.

Ciidanka ayaa sheegay in 48‑kii saac ee la soo dhaafay Maraykanka iyo Israa’iil ay beegsadeen warshado rayid ah oo aan militari ahayn oo Iran leedahay, taas oo sababtay dhimashada shaqaale badan oo halkaas ka shaqaynayay iyaga oo soomman.

Sidaas darteed, baa lagu sheegay bayaanka ciidanka, waa in dadweynaha ku nool agagaarka warshadaha ay Maraykanku saamiga ku leeyihiin degdeg uga guuraan deegaannadaas.

> Daljir Media

13/03/2026

Deg-deg.🚨

Ali Larijani, isagoo hajabaya, ayuu sheegay:

"Qaladka Trump waa in uusan fahmin in shacabka Iiraan ay yihiin dad madax-bannaan oo go'aan qaadan kara."

12/03/2026

Ilaa iminka isagiiba jeebka jeebka loo galiyay

08/01/2026

Swift (Samame) waa shimbir cajiib ah oo caan ku ah duulimaad joogto ah. Waxay inta badan nolosheeda ku qaadataa hawada, halkaas ayay ku cuntaa, ku cabtaa, ku seexataa, kuna tarantaa. Dhulka waxay ku degtaa si aad u yar, inta badan marka ay buul dhisanayso.
Waxay leedahay lugaha gaagaaban oo daciif ah, taas oo ka dhigaysa socodka dhulka mid aad u adag. Sidaas awgeed, Swift-ku waxay ku sii nagaataa hawada bilo badan oo xiriir ah. Waxay ku quudataa cayayaanka duulaya, waxaana ay seexataa iyadoo isticmaalaysa qayb ka mid ah maskaxdeeda, si ay u sii ahaato feejigan una sii waddo duulimaadka.
Shimbirtani waa tusaale cajiib ah oo muujinaya awoodda iyo yaabka uu Eebbe ku abuuray makhluuqaadkiisa.

Safiirka Israel u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa qoraal uu ku baahiyay Bartiisa Twitter-ka ku yidhi,"Taliskii Soomaliya ...
29/12/2025

Safiirka Israel u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa qoraal uu ku baahiyay Bartiisa Twitter-ka ku yidhi,

"Taliskii Soomaliya ee uu hogaaminayey Siyaad Barre markii uu xasuuqa u gaystay shacabka Somaliland, caalamku waa ka aamusay Laakiin Isreal kamay aamusin.

Sannadkii 1990-kii, safiirkii Israel ee xilligaas u fadhiyay Qaramada Midoobay, Yohanan Bein, ayaa warqad digniin ah u diray golaha amaanka ee Qaramada Midoobay oo ku saabsan xasuuqii ay Soomaaliya ka geysatay magaalada Hargeysa."

Address

Hargeisa
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxa-cusub Online marketing agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxa-cusub Online marketing agency:

Shortcuts

Share