Ciidanka Xooga Somaliland

Ciidanka Xooga Somaliland Deeqsan Print, Advertisement & Video Pro is a company headquartered in Hargeisa, the capital of the Somaliland.

Permanently closed.

Deeqsan is an best Printing & Designing Company Headquartered in Hargeisa Capital of Somaliland, Deeqsan is the largest Designing & Printing business in Somaliland One of Somaliland leading Desingning & Printing & Videos Production, it provides a comprehensive range of any Designing and Videos Pro services to customers. Deeqsan is largely owned by Hamse Barawaani but is officially registered in the Ministry of Telecommunication &Technologies in Somaliland

Todobaadkan waxa wararka caalamiga ah iyo baraha bulshadaba haystay dalxiisayaal ay ka mid yihiin dad caan ah oo u gujis...
24/06/2023

Todobaadkan waxa wararka caalamiga ah iyo baraha bulshadaba haystay dalxiisayaal ay ka mid yihiin dad caan ah oo u gujis ah u raacay nooca badaha hoosteeda quusa sidii ay usoo booqan lahaayeen hadhaaga markabkii caanka ahaa ee sida taariikhda lagu wariyay ku degey bad-weynta Atlantic Occean sannadii 1912-kii ee TITANIC.

Markii markabkan la sameeyay waxay ugu yeedheen magacyo muujinaya awoodda farsamo ee lagu sameeyay markabkan baaxadda weyn, waxay yidhaahdeen ilaahay waligii muu samayn (The God Has Never Made), sidoo kale waxay ugu magac dareen TITANIC oo ah kii wax walba ka sii waynaa.

Wixii ku dhacay waa tii la ogaa ee filimka caanka ee TITANIC laga sameeyay, qoladan dalxiisaka u tagtay ee ilaa iminka la raadinayo xogtooda waxay ugu yeedheen arrin masiibo ah (Catastrophic Missing), waxay raadinayaan iyo ujeeddadoodu waxay ahayd dheel-dheel iyo faakahaysi waxaase meesha ku jirta xikmad weyn oo la xidhiidha weynaanta ALLAH iyo in wax kasta oo weynaan loo muujiyo ay ka sii wayntahay waynaantiisu عز و جل.

Kooxihii Yurub Ka Yimi ee World Cup Kasoo Qayb-galay.  Ciyaar Umay Iman ee Waxay U Yimaadeen Muujinta iyo Dhiiri-Gelinta...
23/11/2022

Kooxihii Yurub Ka Yimi ee World Cup Kasoo Qayb-galay. Ciyaar Umay Iman ee Waxay U Yimaadeen Muujinta iyo Dhiiri-Gelinta Isku-Taga Dadka Isku Jinsiga ah ee Qowmu-Luudka. Sidan idiinka Muuqata Sawirka Waxay Gudbinayaan Dareen Ku Waajahan Mudaharaad Ay Ka Samaynayaan in Loo Ogolaado Astaantii Qowmu-Luudka ee Ay Gacanta Ku Xidhan Jireen Ka Dib Markii Dawladda Qadar Ay Ka Mamnuucday Wadankeeda. Taas Dhaxalkeeda Waa Kuwaa Helay Jawaabtii Ku Haboonayd.

Germany 1-2 Japan.

Ayeeyo Axado Waxay Odhan Jirtay

23/11/2022
Saadaali Oo Ku Guulayso $30.Kulanka Ugu Weyn Kubada Cagta Ingiriiska Liverpool vs Man United.Shuruudaha Saadaasha:1-Like...
16/01/2021

Saadaali Oo Ku Guulayso $30.
Kulanka Ugu Weyn Kubada Cagta Ingiriiska Liverpool vs Man United.
Shuruudaha Saadaasha:
1-Like saar page ka
2-Share Garee Post-gan
3-Si Sax ah u Saadaali Natiijada Ciyaarta
4-Inaad Joogtid Magaalada Hargeysa
5-Hadii Aad Saxdid laakiinse aanad Shuruudaha Wada Buuxin waxa Fursada Heli Doona Qofka Kaa Dambeeya.
6- Saadaashu waxay ku Eeg tahay Axadda 7:29pm Daqiiqo.
Nasiib Wacan.

10/01/2019

Somaliland Socdaashoo Samadaa Dusheeediyo Xidigahay Ku Socota

19/03/2018

Deeqsan is an best Printing & Designing Company Headquartered in Hargeisa Capital of Somaliland, Deeqsan is the largest Designing & Printing business in Somaliland

12/01/2018
01/01/2018

We have the following products:-
4G, 3G, and 2G
Muraad bundles
Broadband internet
Landline bundles
VoIP DID
VAS

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel Waxay Ogeysiinaysaa Macaamiisheeda sharafta Leh In Ay Kuu Bilowday Barnaami...
01/03/2017

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel Waxay Ogeysiinaysaa Macaamiisheeda sharafta Leh In Ay Kuu Bilowday Barnaamijkii Hadal oo Hel, Barnaamijkaas oo Ay Shirkadu Abaal-marino kala Duwan Ku Siinayso Macaamiisheeda sharafta Leh. Waxaana Ka mid ah Hadiyadahaas 4 Gaadhi oo Indho-cade-yaaal Noocyadii ugu Dambeeyey ah, Lacag dhan 1,000,000 Sh. SL. ah.
Shirkadu waxay kale oo Abaal Marino Siinaysaa Dadweynaha Facebook-ga isticmaala Kuwaas oo Abaal-marino Qaali ah Ku Kasbanaya Page-kan Shirkaddaha Dahabshiil Group oo Like iyo Share iyo Comment- aad Ka Bixiso... Abaal-marinada Like+Share+Comment lagu bixinayo waxaa ka mid ah 2 Gaadhi oo Nooca Fireeso ah Kuwii ugu dambeeyey. Hadaba Macmiil ka faa'idayso Fursadan Cusub. Fadlan Macmiil Si aad ugu Guulaysato Abaal Marin Qaali ah oo Lacag iyo Baabuurba ah Page-kan Shirkadda Like + Share + Comment.Gareee.

Address

Street 1st 26th June District At Sha'ab Village
Hargeisa

Telephone

+252634466113

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka Xooga Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ciidanka Xooga Somaliland:

Share