Baabil Marketing Agency

Baabil Marketing Agency πŸ“ Works at Baabil Marketing Agency | Digital Marketer | Content Creator | Helping Brands Grow Online πŸ“ˆ

Baabil Marketing Agency is a dynamic and innovative firm specializing in comprehensive marketing solutions tailored to meet the unique needs of each client. With a team of creative professionals dedicated to excellence, Baabil excels in delivering strategic campaigns that drive results and foster growth for businesses of all sizes. From branding and digital marketing to social media management and content creation, Baabil's holistic approach ensures maximum visibility and impact in today's competitive market landscape. With a commitment to collaboration, creativity, and client satisfaction, Baabil Marketing Agency is your partner in success.

03/03/2026

🏑 DHUL IIB AH

πŸ“ Balac: 12.30M
πŸ“ Dherer: 16M

πŸ“ Goobta: Madbacada Qaranka dabadeeda
ama kasoo horjeedka Jaamacadda Golis

πŸ’° Qiimaha: $549,000 (waa wada hadal)

πŸ“ž Lambarka: 0634289294
πŸ“² WhatsApp: 0659356879

Fadlan la xiriir haddii aad xiisaynayso ama faahfaahin dheeraad ah rabto.

Baabil Marketing Agency waxay design casri ah u diyaarisay Deyr Dental Clinic, si ay u muujiyaan nadaafad, kalsooni iyo ...
13/12/2025

Baabil Marketing Agency waxay design casri ah u diyaarisay Deyr Dental Clinic, si ay u muujiyaan nadaafad, kalsooni iyo daryeel ilko oo tayo leh.
🦷 Branding β€’ Design β€’ Visuals

πŸ“© Nala soo xiriir maanta β€”

πŸ’¬ Call us: [0634927068/whatsAp - 0659356879]

Baabil Marketing – Hal-abuurka la taaban karo!

Baabil Marketing Agency waxay Bakaal Hospital u diyaarisay design casri ah oo ka tarjumaya kalsooni, tayo iyo daryeel.πŸ“Œ ...
13/12/2025

Baabil Marketing Agency waxay Bakaal Hospital u diyaarisay design casri ah oo ka tarjumaya kalsooni, tayo iyo daryeel.
πŸ“Œ Branding β€’ Design β€’ Visual Identity

πŸ“© Nala soo xiriir maanta β€”

πŸ’¬ Call us: [0634927068/whatsAp - 0659356879]

Baabil Marketing – Hal-abuurka la taaban karo!

09/12/2025

🌟 GURI IIB AH – FURSAD DAHABI AH! 🌟
πŸ“ Hargeisa – Agagaarka Gar-Gaar Hospital
Meel aad ugu dhow suuqa, degan oo adeeg walba u dhow!

🏑 Qiimaha: $70,000
πŸ“ Cabirka: 9m x 12m + 1m dheeri ah
πŸ“Œ Guri si wanaagsan loo dhisay, kuna yaalla goob istaraatiiji ah oo aad u wacan.

πŸ“ž Tel: 063-4289294πŸ“±
WhatsApp: 065-9356879

✨ Baabil Marketing Agency – Waxaan kuu sameynaa suuqgeyn muuqata oo natiijo keenta! ✨

Waxaan si sharaf leh ugu shaqeynay nashqadeynta iyo branding-ka shirkadahan:MAZIM – Duuliye – Hareri – SaacidMid kasta w...
30/11/2025

Waxaan si sharaf leh ugu shaqeynay nashqadeynta iyo branding-ka shirkadahan:

MAZIM – Duuliye – Hareri – Saacid

Mid kasta waxaan u abuurnay logo & muuqaal u gaar ah oo ka tarjumaya aqoonsigooda iyo himiladooda.

Haddii aad rabto logo & branding xirfad leh,
Baabil Marketing Agency waa meesha saxda ah.

πŸ“© Nala soo xiriir: 063-4927068

πŸ‘Ku soo dhowow Baabil Marketing Agency!Waxaan kuu haynaa adeegyo kor u qaadaya muuqaalkaaga online iyo sumcaddaada:✨ Pos...
29/11/2025

πŸ‘Ku soo dhowow Baabil Marketing Agency!

Waxaan kuu haynaa adeegyo kor u qaadaya muuqaalkaaga online iyo sumcaddaada:

✨ Poster Design
✨ Logo & Branding
✨ Digital Marketing
✨ Social Media Management

Baabil waxay u adeegtaa ganacsiyada doonaya muuqaal casri ah iyo horumar muuqda.

πŸ“ž Nala soo xiriir: 063-4927068
πŸ“§ [email protected]

Baabil β€” Muuqaalkaaga waa bilowga guushaada

πŸŽ‰ Ku soo dhowow Baabil Marketing Agency!Halka hal-abuurka, naqshadeynta iyo marketing-gu isku milmaan si loo abuuro nati...
29/11/2025

πŸŽ‰ Ku soo dhowow Baabil Marketing Agency!
Halka hal-abuurka, naqshadeynta iyo marketing-gu isku milmaan si loo abuuro natiijo dhab ah.

Waxaan kuu haynaa adeegyo kor u qaadaya muuqaalkaaga online iyo sumcaddaada:

✨ Poster Design – Naqshado soo jiidasho leh oo xirfad u eg
✨ Logo & Branding – Aqoonsi muuqda oo matala ganacsigaaga
✨ Digital Marketing – Xayeysiis bartilmaameed sax ah ku gaadhsiisa
✨ Social Media Management – Maareyn, jadwalin & kobcin joogto ah

Baabil waxay u adeegtaa ganacsiyada doonaya muuqaal casri ah iyo horumar muuqda.

πŸ“ž Nala soo xiriir: 063-4927068
πŸ“§ [email protected]

Baabil β€” Muuqaalkaaga waa bilowga guushaada

πŸš€ U diyaari in ganacsigaagu u ekaado mid casri ah oo heer sare ah!Baabil Marketing Agency waxay ku siisaa adeegyo kaa ca...
28/11/2025

πŸš€ U diyaari in ganacsigaagu u ekaado mid casri ah oo heer sare ah!

Baabil Marketing Agency waxay ku siisaa adeegyo kaa caawinaya inaad ka dhisto internetka meel aan sahlanayn in lagaa dhaafo:

🎨 Creative Designs
Naqshado nadiif ah, casri ah oo ka tarjuma sumcaddaada.

🏷️ Brand Identity
Laga bilaabo logo ilaa materials marketing oo dhammaystiranβ€”waxaan kuu abuurnaa muuqaal isku xidhan.

πŸ“± Social Media Growth
Content joogto ah, jadwalin xirfad leh & koror muuqda oo followers ah.

πŸ“Š Targeted Ads
Xayeysiis si cilmi ku dhisan loogu gaadhsiiyo macaamiisha saxda ah.

πŸŽ₯ Photo & Video Production
Muuqaallo iyo sawirro u muuqda sidii studio lagu sameeyayβ€”tayada aad ku faani karto.

Waxaan la shaqeynaa:
✨ Ganacsiyada bilowga ah
✨ Hal-abuurayaasha
✨ Shirkadaha doonaya in ay casriyeeyaan muuqaalka brand-kooda

πŸ“© Dalbo adeegga maanta:
Call: 0634927068
WhatsApp: 0659356879

Baabil β€” β€œMuuqaalkaaga waa fariintaada”

🌟 Baabil Marketing AgencyU beddel summaddaada muuqaal soo jiidasho leh & xirfadaysan!Waxaan kuugu diyaarinay adeegyo kaa...
28/11/2025

🌟 Baabil Marketing Agency
U beddel summaddaada muuqaal soo jiidasho leh & xirfadaysan!

Waxaan kuugu diyaarinay adeegyo kaa caawinaya inaad ka dhex muuqato suuqa:

✨ Poster & Graphic Design – Naqshado casri ah oo qurux badan
✨ Logo & Full Branding – Dhis aqoonsi rasmi ah oo la aqoonsan karo
πŸš€ Social Media Management – Maareyn joogto ah + jadwalin & kobcin muuqata
🎯 Digital Marketing – Xayeysiis Facebook/Instagram ah oo si sax ah loo bartilmaameedsaday
πŸ“Έ Photo & Video Production – Muuqaallo & sawirro tayo sare leh

Waxaan si gaar ah u taageernaa:
πŸ”Ή Ganacsiyada yar-yar
πŸ”Ή Hal-abuurayaasha
πŸ”Ή Shirkadaha rabta in ay muuqaal cusub yeeshaan

πŸ“ž La Xidhiidh Maanta:
Call: 0634927068
WhatsApp / Call: 0659356879

Baabil – β€œHal-abuur muuqda, natiijo muuqata.”

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baabil Marketing Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share