HAMMI Borderline Trader LTD

HAMMI Borderline Trader LTD Hiigsi Fog iyo Hammi Sare

Celebrating my 8th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. ๐Ÿ™๐Ÿค—๐ŸŽ‰
24/01/2025

Celebrating my 8th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. ๐Ÿ™๐Ÿค—๐ŸŽ‰

03/10/2023
Asc waxaan hayaa Escudo 2008Qiimah 5800dollarMidabka cadaan Dan ba loo iibinayaa cidii rabtaa ha ila so xidhiidho063-448...
22/07/2023

Asc waxaan hayaa
Escudo 2008
Qiimah 5800dollar
Midabka cadaan
Dan ba loo iibinayaa cidii rabtaa ha ila so xidhiidho
063-4484354

21/07/2023

Hargeisa, Somaliland

Hargeisa is among the safest and fastest growing cities in Africa.

The streets are so secure that people can handle large amounts of money without any worries.

15/04/2023

๐‘บ๐‘ฐ๐‘ซ๐‘ฌ๐‘ฌ๐‘ฌ๐‘ซ ๐‘ผ๐‘ฎ๐‘ผ ๐‘ธ๐‘ฐ๐‘ฐ๐‘ณ ๐‘บ๐‘จ๐‘ด๐‘จ๐’€๐‘ต ๐‘ฒ๐‘จ๐‘น๐‘ป๐‘จ๐‘จ ๐‘ญ๐‘จ๐‘ณ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฒ๐‘จ๐‘ต?

FALALKA UU BILAWGIIBA KU KACAY.

Ka hor intii aanu Ingiriisba la dagaalamin, Falalkan ayuu ku kacaye qiil miyaad u helaysaan?

1. Wadaadku dhiiggii ugu horreeyey ee uu daadiyey muu ahayn dhiig gaal. Halgankiisa Wuxu ugu wanqalay Garaadkii guud ee Dhulbahante Garaad Cali Garaad Maxamuud Alle naxariistii janno ha ka waraabiyee, kaas oo uu 1899-kii ku dhex dilay dadkii iyo deegaankii uu ka talinayey.

Hadda garo oo waqtigan Ingiriis iyo gaalaba ma joogin halka uu garaadka ku qashay.

2. Xoolihii ugu horreeyey ee wadaadku xaruntiisa ku aasaasayna waxa ay ahaayeen geel lagu qiyaasay 2 kun oo halaad, oo uu 1900-kii ka dhacay shacab daaqsanayey meel u dhaxaysa Hargeysa iyo Ood-weyne. (DAYAX WEERAR ayey dhacdadani caan ku tahay)

Hadda garo oo xoolahan gaalo ma lahayne waxa lahaa dad muslim ah oo Soomaali ah.

3. Wuxu carro Ogaadeen ku dhex dilay Shide Dhabar jilic. Intuu toogtay ayuu kaaga darane, maydkiisii yidhi fardaha kolba dhinac u jiidhsiiya ilaa qoobkii farduhu hilibkiisii qurub qurub ciidda ugu dareen.

Hadda garo oo ninkan sidaas loo galayaa Gaal ingiriis ah ma ahayne, wuxu ahaa nin Soomaali ah oo muslin ah. Sababta uu u dilayna waa aarsi oo nin reerka Sayidka ah oo reerka Shide dileen ayuu ugu aarayey. Afkiisa waxa laga hayaa โ€œShide dhabar-jilic jiijiile ma u aar galaaโ€

4. Dhacdadii Gondo-gooyo ayuu 32 Nin oo haldoorkii Maxamed Subeyr ah intuu bawdyaha ku jaray iyagoo dhiigga shalaqsanaya cidlo kaga dhaqaaqay. Raggan waxa ku jiray Seedigii rumaad oo qabay walaashii Tooxyar Cabdille Xasan.

Ninka falalkaasi bilawgiiba ku kacay wuxu haddana ku gabyeyey oo uu lahaa ninka aniga i diidaa Ilaahay iyo Nebigiinii Muxammed ahaa ayuu diiday.

โ€œ๐‘ซ๐’‚๐’… ๐’๐’Š๐’๐’Œ๐’Š๐’Š ๐‘ด๐’‚๐’‰๐’…๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’…๐’Š๐’Š๐’…๐’‚๐’š๐’†๐’† ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’ ๐’– ๐’Ž๐’–๐’™๐’–๐’ƒ๐’‚๐’š๐’”๐’‚๐’
๐‘ด๐’‚๐’„๐’ƒ๐’–๐’–๐’…๐’Œ๐’Š๐’Š ๐‘จ๐’๐’๐’–๐’– ๐’ˆ๐’๐’๐’š๐’†๐’š ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ด๐’‚๐’™๐’‚๐’Ž๐’†๐’…๐’Œ๐’†๐’†๐’๐’Š๐’Š๐’š๐’†
๐‘ฒ๐’– ๐’Ž๐’Š๐’๐’‚๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Ž๐’‚๐’š๐’…๐’Œ๐’Š๐’Š ๐’๐’‚ ๐’๐’‚๐’‚๐’“ ๐’˜๐’‚๐’‚ ๐’Ž๐’‚๐’Œ๐’‰๐’“๐’–๐’–๐’ ๐’‡๐’‚๐’๐’‚๐’๐’†โ€œ

Mahdiga uu sheeganayo miyaad garanaysaan?

Waa inoo berri.

15/04/2023
15/04/2023
15/04/2023
18/08/2022

Address

Safaari Hotel
Hargeisa
2522

Telephone

+252634562249

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAMMI Borderline Trader LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HAMMI Borderline Trader LTD:

Share