Star Bus Transportation

Star Bus Transportation Star Bus Transportation and logistics waa Shirkada iskusocodka gaadiidka iyo dadweynaha . Waa hormuu

๐ŸŒทHanbalyo camani Ahmad adam iyo marwo Fatima hassan Allaha ka yeelo reer barakaysan
26/02/2026

๐ŸŒทHanbalyo camani Ahmad adam iyo marwo Fatima hassan
Allaha ka yeelo reer barakaysan

09/01/2026
31/12/2025
TACSI TIIRAANYALE Alle ha u naxariisto walaalkayo Sheekh ali osman oo ahaa mamulaha Star bus anagana noo ahaa hage iyo t...
09/06/2025

TACSI TIIRAANYALE

Alle ha u naxariisto walaalkayo Sheekh ali osman oo ahaa mamulaha Star bus anagana noo ahaa hage iyo tusmeeye naxariis badan

((ูŠูŽุง ุฃูŽูŠูŽู‘ุชูู‡ูŽุง ุงู„ู†ูŽู‘ูู’ุณู ุงู„ู’ู…ูุทู’ู…ูŽุฆูู†ูŽู‘ุฉู ุงุฑู’ุฌูุนููŠ ุฅูู„ูŽู‰ ุฑูŽุจูู‘ูƒู ุฑูŽุงุถููŠูŽุฉู‹ ู…ูŽุฑู’ุถููŠูŽู‘ุฉู‹ ููŽุงุฏู’ุฎูู„ููŠ ูููŠ ุนูุจูŽุงุฏููŠ ูˆูŽุงุฏู’ุฎูู„ููŠ ุฌูŽู†ูŽู‘ุชููŠ)). ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุงุฑุญู…ู‡ ูˆุงุณูƒู†ู‡ ูุณูŠุญ ุฌู†ุงุชูƒ ูˆุงู„ู‡ู… ุฃู‡ู„ู‡ ูˆุฐูˆูŠู‡ ุงู„ุตุจุฑ ูˆุงู„ุณู„ูˆุงู†

Tacsi tiiraanyo leh: waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa shirkada bari iyo galbeed ( east and west transportation ) gad...
06/04/2025

Tacsi tiiraanyo leh: waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa shirkada bari iyo galbeed ( east and west transportation ) gadhigii shalay oo ay tariikhdhu ahayd 5tii bishii afaraad 2025 numberkiisuna ahaa (102 tirsiga gawaadhida )shilka ku galay inta u dhaxaysa sheikh iyo burco kaas oo ay dad kuna dhinteen kuna dhaawacmeen waxan intii dhimatay ilahay uga baryaynaa in ilahay danbigooda dhaafo qabrigoodana u wasiciyo ehelkood iyo qaraabadoodina waxan leenahay samir iyo iiman in uu ilahay ka siiyo intii ku dhaawacantayna waxan ilahay uga baryaynaa in ilahay dhaawacii soo gaadhay u boga dhayo cafimaad dagdag ahna siiyo

๐“’๐“ฒ๐“ฒ๐“ญ ๐“ฆ๐“ช๐“ท๐“ช๐“ช๐“ฐ๐“ผ๐“ช๐“ท โ€Ž.       ุนูŠุฏ ุณุนูŠุฏMunaasibadda Ciidul-fidriga awgeed Waxaan Hambalyada la wadaagayaa guud ahaanUmmadda Isl...
10/04/2024

๐“’๐“ฒ๐“ฒ๐“ญ ๐“ฆ๐“ช๐“ท๐“ช๐“ช๐“ฐ๐“ผ๐“ช๐“ท โ€Ž. ุนูŠุฏ ุณุนูŠุฏ
Munaasibadda Ciidul-fidriga awgeed Waxaan Hambalyada la wadaagayaa guud ahaan
Ummadda Islaamka Gaar Ahaan
Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland,
& Dhamaan macaamiisha naga iyo Shaqaale Weynaha Starbus transportation ee magaalooyinka kala duwan ee Jsl Waxaana Alle inooga rajaynayaa
in Ciidan ciideeda inagu Gaadhiiyo Caafimaad
qab iyo Horumar.
my starbus

17/01/2024
17/01/2024
SAFAR SALAAMA
29/10/2023

SAFAR SALAAMA

7:00AM-9:00AMHARGEYSA-BORAMAALXAMDULILAAH NABAD AYAAN KU NIMID
29/10/2023

7:00AM-9:00AM
HARGEYSA-BORAMA
ALXAMDULILAAH NABAD AYAAN KU NIMID

Always Open.  6:00A.m โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ 9:00pm
09/08/2023

Always Open.

6:00A.m โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ 9:00pm

Address

Hargeisa, Main Street Opposite Faarax Joome Building
Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Friday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Telephone

+252634501965

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Star Bus Transportation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share