safow_hargeisawi

safow_hargeisawi education�
news�
news
gotalent

06/02/2024

Fadlan Ka Qayb Qaado Khayrka

21/11/2022

Cajjiib. wiil aad u cod macaan oo Aaydaha quranka ah ku akhrinaya Garoon Ka mid ka Ka lagu qabanayo Wold cupka aduunka EE Qadar

Fadlan si share garee

11/06/2022

Fadlan shere ta ku caawi si uu dad badan u gaadho allah dartii,,,,,,,,,,,,Munira abdillahi oo uu ku dhacay kansarka caloosha
ayaa somali la wadagtay dareenkeeda ah in la soo caawiyo allah dartii oo si buuxda lo garab istaago
allah isaga caafimadka haye rabi ha caafiye
wixii aad u awoodo ugu so hagaaaji
numberada (salama bank 80812261) ama numberkeeda oo ah +252633285917 munira abdilahi .

31/03/2022

HORUDHACA Filmka Cusub ee Ramdanta Universal tv

23/03/2022

Maayarka gabiley M.amiin ayaa raali galin ka bixiye hadal uu h**e u yidhi booqdayna familygi ay dhibto so gaadhay

23/03/2022

ALLAH ha u naxariisto Amina mohamed abdi
Oo maanta qaraxi ku dhimaty
Aynu u ducayno iyada iyo inti kle ku dhimatyba 🙏

23/03/2022

Shil gaadhi oo ka dhacay wadada madaarka tagta

Hordhac: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeedindoona marka ay saacada Geesk...
14/03/2022

Hordhac: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeedindoona marka ay saacada Geeska Afrika tahay 6:00Pm Fiidnimo, halkan Washington na ay tahay 11:00 Am, duhurnimo, Xarunta Heritage Foundation.

Nagu xidhnow oo la soco wararka safarka Madaxweynaha Qaranka Somaliland.

Isla socod wcn share

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar Shaqo ugu Ambo Baxay Dalka jabuutiMadaxweynaha ...
23/12/2020

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar Shaqo ugu Ambo Baxay Dalka jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu ambo baxay dalka Jamhuuriyadda Somaliand, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu madaxweynuhu ka helay dhiggiisa dalka Jabuuti.

Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa qaadan doona muddo kooban, waxana muddada ay madaxweynaha iyo xubnaha weftigiisa ahi halkaas joogaan lagu lafo-guri doonaa arrimo la xidhiidha xoojinta xidhiidhka labada dal iyo danaha ka dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa ku wehelinaya safarkiisa shaqo wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon).

ALLAA MAHAD LEH

Ax geeridu Xaq weeyeانا لله وانا اليه راجعون Innaalillaahi wa innaa illayhi raajicuun illaahay ha u naxariisto walaalkee...
30/11/2020

Ax geeridu Xaq weeye
انا لله وانا اليه راجعون
Innaalillaahi wa innaa illayhi raajicuun illaahay ha u naxariisto walaalkeen Mukhtaar Yaxye oo Geeriyooday. Qoyskii, Qaraabadii iyo dhammaan ehelkii iyo bulsho-weynta reer Saaxilba Samir iyo Iimaan ha ka siiyo.

Godka Lagugu Janee oo janada ka cab

Hanti-dhowraha qaranka, Xeer ilaaliyaha guud, Ciidanka Booliska iyo Maxkamaddaha dalkuba maanta in ay Xabsiga dhigaan ay...
30/11/2020

Hanti-dhowraha qaranka, Xeer ilaaliyaha guud, Ciidanka Booliska iyo Maxkamaddaha dalkuba maanta in ay Xabsiga dhigaan ayey aheyd Ninka isaga oo Xildhibaan ah yidhi: Xoolihi umaddaan xaraashay oo aan xaday! waa haddii sharciga dalku shaqeynayo? dunida iyo dawladdaha ka jira qofka noocan u dhaqma ciqaabtiisu waa in xasaanadda laga xayuubiyo xabsina la dhigo.

Sheekh Aadan inta aan qof ahaan ka aqaano maaha shaqsi xoolaha umadda loo xaraasho hanti ku fillana Alle waa siiyey mar walbana cidda u canaanta waa kuwa cuno xoolaha Umadda waxaana hal-hays u ah: Adeer ka daaya ayaanu idin leenahay umadda iyo xoolaheeda sidan Barakallaahu Afikum.

Danta guud maxay tahay? Danta guud waa hanti dhul iyo dhisme ah oo dalka ku taal kana dhaxaysa dadka dalka leh. Tusaale ahaan, Dhulka danta guud ah sharciyan qof ma qaadan karo waxaana loogu tallo galay Cisbitaalo, Iskuulo, Garoomo, Masaajido, iyo goobo Bulshadu ku kullanto mana aha wax qof iyo laba toona iibin karaan qaadanna karaan!

Xariifki Shalay hadlayey wuxu inoo sheegay in uu iibiyey, dilaalay, lacagti qaaday, suuq madow ku dhammeeyey, dhididay, daalay, imikana diyaar u yahay in u intaas mar walba sameeyo! caqliga umadda ayey cay ku tahay laakin markay waddo xumo, qashin, biyo la'aan daad magaaladda doc walba ka galay kula xisaabtami waayeen waa garti in u wax walba ku yidhaahdo!

Sheekh Aadan wuxu bulshada dhexdeeda ka qoran yahay samafale umaddeed wuxuna hirgaliyey Mashaariic waaweyn oo laga xussi karo Xabaalaha baqiic, Barmaanijka Miskiin kal-kaal, dhismaha Jaamacadda Qur'aanka oo u hadda hawsheeda wado, run-sheegnimada iyo dhowrida xuquuqda muwaadinka.

Waxaans'e is waydiinaya haddii Sh. Aadan Aduun rabo muxu dawladdihii Cigaal, Rayaale, Siilaanyo uga qaadan waayey? Muxu Maayir Cawl, Maayir Jiciir uga qaadan waayey?

Madaxweyne waadigi ololaha ku galay ballankeenu waa sarreynta sharcige bal aynu dhowrno Tallaabadda aad ka qaado Ninkaas wuxuna hal xidhaale u yahay in sharciga dalku shaqeynayo iyo in aanu shaqeynaynin.

Barkhad Jaamac Batuun

Address

Hargeisa

Telephone

+252637151111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when safow_hargeisawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to safow_hargeisawi:

Share