TabOgaal

TabOgaal "Elevate brand presence with our digital prowess! 🚀 Creative mastery in marketing and design. 🎨"

Ma tahay musharrax u taagan Golaha Wakiillada ama Golaha Deegaanka? Ma rabtaa boodh ama Banner aad ku shaaciso musharaxn...
04/02/2025

Ma tahay musharrax u taagan Golaha Wakiillada ama Golaha Deegaanka? Ma rabtaa boodh ama Banner aad ku shaaciso musharaxnimadaada?

TABOGAAL waxay kuu diyaarinaysaa boodh casri ah oo soo jiidasho leh, kuna habboon ololahaaga doorashada! 🎨📢

✅ Naqshad qurux badan oo xirfadeysan
✅ Midabyo iyo fariimo soo jiidasho leh
✅ Lagu diyaarinayo waqti kooban

💡 Ka dhig magacaaga mid muuqda! Dalbo boodhkaaga maanta!

Isu Diyaari Ololaha Doorashadda 2026!. 🗳️

📩 La Xidhiidh: +252 63 8005112
📧 E-mail: [email protected]

“Ma rabtaa in ganacsigaagu gaadho kumanaan qof? - Tabogaal waa xalkaaga!Waxaan kuu diyaarinay ololayaal bartilmaameed ah...
03/01/2025

“Ma rabtaa in ganacsigaagu gaadho kumanaan qof? - Tabogaal waa xalkaaga!

Waxaan kuu diyaarinay ololayaal bartilmaameed ah, naqshado soo jiidasho leh, iyo xeelado guulaysata si aad u gaadho ujeedooyinkaaga suuq-geyneed.

Annaga ayaa kuu maareynayna baraha bulshada, adiguna waxaad diiradda saari doontaa kobcinta ganacsigaaga!”

Adeegyadayada waxaa ka mid ah:
• Hagida iyo Maareynta Akawnka Baraha Bulshada.
• Xayeysiisyada Lacagta Lagu Kordhiyo (Facebook, Instagram, Google Ads).
• La-socodka Faallooyin iyo Jawaabaha (DM).
• Warbixinnada Waxqabadka Ololayaasha.

Nagala Soo Xiriir:
📧 [email protected] | 📞 +252 63 8005112
💬 (Facebook, Instagram, Twitter)”

Tabogaal – Innovating Ideas, Elevating Brands!.

"Stand Out with a Professional CV!""Struggling to create a standout CV? Our professionally designed templates make it ea...
22/05/2024

"Stand Out with a Professional CV!"

"Struggling to create a standout CV? Our professionally designed templates make it easy to impress employers and land your dream job. Order now and get a head start on your career!"
----------------------------------------------------------------------------------------------------

Ma ku dhiban tahay samaynta CV ku haboon goobta shaqo ee aad naawilayso in aad codsato? ama ma u baahan tahay in aad CV-gaaga aad Update garayso si goob kastoo codsato aad aqbalaad uga hesho?

Hadaba hadda ka dalbo TabOgaal CV si heersare ah loo nakhshadeeyay kaaso ku haboon goobkasta oo aad ku codsato sida haayadaha, shirkadaha waawayn, xarumaha dawladda, xarumaha caafimaadka iyo goob kasta oo CV ku waydiisa.

Congratulations Kooxda Dawladda Hoose ee Burco oo ka badisay Kooxda Asluubta Hargeisa. Somaliland Champions League Horya...
05/03/2024

Congratulations Kooxda Dawladda Hoose ee Burco oo ka badisay Kooxda Asluubta Hargeisa.

Somaliland Champions League
Horyaalka Horyaalada Somaliland.

Ka dhig hudheelkaaga mid ka horumarsan hudheeladda kale oo ka dalac cunto afka laga yeedhiyo.Waxa aanu kuu haynaa Menu s...
10/02/2024

Ka dhig hudheelkaaga mid ka horumarsan hudheeladda kale oo ka dalac cunto afka laga yeedhiyo.

Waxa aanu kuu haynaa Menu si Professional ah loo nakhshadeeyay kaaso waji wacan u noqonaaya hudheelkaaga.

Menu-gu waxa uu u sahlayaa macmiilkaaga in uu dhamaan wadda ogaan karo cuntooyinka kala duwan ee aad hayso isagoo dookhiisa si wacan oo fudud u dooranaaya.

Ganacsigaaga Ka dhig mid dhakhso u kordha meel dheerna gaadha. Tabogaal waxa ay kaa caawinaysa in Ganacsigaagu gaadho ci...
25/07/2023

Ganacsigaaga Ka dhig mid dhakhso u kordha meel dheerna gaadha.

Tabogaal waxa ay kaa caawinaysa in Ganacsigaagu gaadho cid kasta oo uu khuseeyo yadoo kuu samaynaysan qorshe cad oo Ganacsigaagu ku koraayo.

Hadaba Nala soo xidhiidh.
E-mail: [email protected]

In Badan Dhib ma kaa qabsatay si aad u hesho CV ku haboon Goobta shaqo ee aad rabto in aad codsato?TabOgaal waxa aad ka ...
04/07/2023

In Badan Dhib ma kaa qabsatay si aad u hesho CV ku haboon Goobta shaqo ee aad rabto in aad codsato?

TabOgaal waxa aad ka helaysaa CV si casri ah loo nakhshadeeyay kaaso aad ku codsan karto Shirkadaha Waawayn ee waddanka ku yaala isagoo waafaqsan dhamaan shuruudaha ay shaqado kaaga baahan tahay.

Haddaba Si aad u hesho midkaaga Fadlan nagala soo xidhiidh WhatsApp Numberkayaga.

Contact No: +252 63 8005112

🚨🚨🚨Qiimo Dhimistii ugu waynayd 🚨🚨🚨 - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - -Ka Faaidayso Qiima D...
12/06/2023

🚨🚨🚨Qiimo Dhimistii ugu waynayd 🚨🚨🚨
- - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - -

Ka Faaidayso Qiima Dhimista Laguugu sameeyay Adeega CV Samaynta kaaso kaa caawinaaya in aad hesho Codsi Shaqo oo si xirfadaysan u qoron kaana caawinaaya in aad ku hesho Shaqada aad naawilayso in aad xaraysato. Waxa uu sidoo kale kaa caawinayaa in aad ku xaraysato shaqooyinka waawayn ee ay soo xayasiiyan Shirkadaha Waawayn iyo Haayadaha Caalamiga ah ee wadanka jooga.

Waxa xusid mudan in aad helayso La talin BILAASHA oo ku saabsan nooca CV ee ku haboon xirfadaada.

H**e ka Dalbo.

🚨🚨Qiimo Dhimistii ugu waynayd 🚨🚨 - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - Ka Faaidayso Qiima Dhim...
10/06/2023

🚨🚨Qiimo Dhimistii ugu waynayd 🚨🚨
- - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - -

Ka Faaidayso Qiima Dhimista Laguugu sameeyay Adeega CV Samaynta kaaso kaa caawinaaya in aad hesho Codsi Shaqo si xirfadaysan u qoron kaana caawinaaya in aad ku hesho Shaqada aad naawilayso in aad xaraysato.

Waxa xusid mudan in aad helayso La talin BILAASHA oo ku saabsan nooca CV ee ku haboon xirfadaada.

H**e ka Dalbo.

Sannad Guuro Wacan Dhamaan Bulsho waynta Somaliland Meel kastoo ay joogan.
08/05/2023

Sannad Guuro Wacan Dhamaan Bulsho waynta Somaliland Meel kastoo ay joogan.




TabOgaal waxa aad ka helaysaa CV si casri ah loo nakhshadeeyay kaaso aad ku codsan karto Shirkadaha Waawayn ee waddanka ...
27/04/2023

TabOgaal waxa aad ka helaysaa CV si casri ah loo nakhshadeeyay kaaso aad ku codsan karto Shirkadaha Waawayn ee waddanka ku yaala isagoo waafaqsan dhamaan shuruudaha ay shaqado kaaga baahan tahay.

Haddaba Si aad u hesho midkaaga Fadlan nala soo xidhiidh.

Contact No: +252 63 8005112

Ma kugu adag tahay saad u diyaarin lahayd CV?Inbadan dhib ma kugu noqotay samaynta CV ku haboon goobta shaqo ee aad rabt...
11/04/2023

Ma kugu adag tahay saad u diyaarin lahayd CV?Inbadan dhib ma kugu noqotay samaynta CV ku haboon goobta shaqo ee aad rabto in aad codsato?

Hadaba waxa aanu ku hayna CV-yo si casri ah loo nakhshadeeyay kuwaso ku haboon goobta shaqo ee aad rabto in aad codsato.

Hadaba h**e ka dalbo midkaaga

Nagala soo Xidhiidh:-
Tell No: +252 63 8005112
E-mail: [email protected]

Address

Hargeisa

Telephone

+252654308445

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TabOgaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to TabOgaal:

Share