موقع طلاب معاهد الإمام ابن باز

Directions Contact the business

موقع طلاب معاهد الإمام ابن باز Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from موقع طلاب معاهد الإمام ابن باز, Internet Marketing Service, https://goo.gl/maps/fviXgZiFepTVY17L8, Hargeisa.

Kooraska reactjs Week 01https://www.youtube.com/playlist?list=PLDpuBTxfYYaAwaxii faah faahina waxaad ka helaysaa website...
24/09/2026

Kooraska reactjs Week 01
https://www.youtube.com/playlist?list=PLDpuBTxfYYaA
waxii faah faahina waxaad ka helaysaa
website-ka Taysiir Online
Linkigan hoose https://taysiir.net/
ardayda cidii danaynaysa haka faidaystaan inshalaah

Casharradani waxay ka mid yihiin koorsada Reactjs, oo ka kooban 12 chapter, laguna baranayo Reactjs si qoto dheer oo faahfaahsan. Haddii aad xiisaynayso inaa...

Guddoomiyaha Guud ee Macaahida Ibnu Baaz,Ahna Guddoomiye-ku-xigeenka Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda Gollis,Dr. Shee...
22/09/2026

Guddoomiyaha Guud ee Macaahida Ibnu Baaz,
Ahna Guddoomiye-ku-xigeenka Kulliyadda Shareecada ee Jaamacadda Gollis,
Dr. Sheekh Faysal Yuusuf Cilmi.

10/09/2026

Xafla da furitaanka Mac-hadka ibnu Baaz Allaybaday

FARXAD IYO GUUL CUSUB!Waxaa farxad weyn noo ah annaga oo ah bahda Macaahidda Ibnu Baaz, in Maamulaha Guud, Sheekh Faysal...
09/09/2026

FARXAD IYO GUUL CUSUB!

Waxaa farxad weyn noo ah annaga oo ah bahda Macaahidda Ibnu Baaz, in Maamulaha Guud, Sheekh Faysal Yuusuf Cilmi, uu berri oo Khamiis ah, haddii Alle idmo, xadhigga ka jari doono faraca cusub ee Macaahidda Ibnu Baaz ee degmada Alaybaday.

Tallaabo cusub oo loo qaaday faafinta cilmiga iyo horumarinta waxbarashada.

Alle ha ka dhigo mid khayr iyo barako u horseeda bulshada Alaybaday.

Xaflada Furitaanka Mac-hadka ibnu Baaz Allaybaday iyo bari insha allah.
09/09/2026

Xaflada Furitaanka Mac-hadka ibnu Baaz Allaybaday iyo bari insha allah.

27/08/2026

______ 𝐖𝐚𝐫-𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 ______

Macaahid Al-Imaamu Ibnu Baaz waxa uu kuugu bishaaraynayaa in uu kuu furay fasallo bilow iyo dhex-dhexaadba ah QAYBTA LUUQADA CARABIHA

Ka faa’iidaysi wanaagsan.

Is-diiwaangelintu waxay ka socotaa Xarunta Machafku uu ku leeyahy xero Awr

63-3919618 Ama 63 6692061

25/08/2026

🎓 Hambalyo iyo Bogaadin

Maamulka iyo Macaahid ibnu baaz xarunta guud - hargaysa. waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda ka qalin-jabisay Jaamacadda
Gollis Shariica , Kulliyadda Shareecada iyo Daraasaadka Islaamka.

Waxaan idiinku hambalyaynaynaa guusha qiimaha badan ee aad gaadheen, dadaalkii, samirkii iyo wakhtigii aad geliseen barashada cilmiga Shareecada.

🎓 Shahaadadu ma aha dhammaad, ee waa bilowga safar cusub oo aqooneed.

Waxaan Alle SWT idiinka baryaynaa inuu cilmigiinna idinku anfaco, aqoontiinna ka dhigo mid aad ugu adeegtaan Diintiinna, dalkiinna iyo bulshadiinna.

Hambalyo, hambalyo! 🎉🎓
Ilaahay ha idiin barakeeyo cilmiga iyo mustaqbalkiinna.

23/08/2026

______ 𝐖𝐚𝐫-𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 ______
Macaahid Al-Imaamu Ibnu Baaz waxa uu kuugu bishaaraynayaa in uu kuu furay fasallo bilow iyo dhex-dhexaadba ah.
Ka faa’iidaysi wanaagsan.

Is-diiwaangelintu waxay ka socotaa xarumaha Machadku ku leeyahay Hargeysa.

𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:

Q/Suuqa 63-4005484
Q/Xero-awr 63-4470702
Q/M-Mooge 63-4229555
Q/Jigjigayar 63-4470181
Q/Gantaalaha 63-3761605
Q/Barbaarinta 63-9012222

08/08/2026
30/07/2026

Address

Https://goo.gl/maps/fviXgZiFepTVY17L8
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when موقع طلاب معاهد الإمام ابن باز posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to موقع طلاب معاهد الإمام ابن باز:

Shortcuts

Share