MB iib 5 minute

MB iib 5 minute iibinta hantida, xayeysinta ganacsiyada iyo wixii la mid ah Development Group

https://youtu.be/DzTwgIlprqM?si=tVV-7d_zFZUXFrwr
24/06/2025

https://youtu.be/DzTwgIlprqM?si=tVV-7d_zFZUXFrwr

𝐅𝐀𝐃𝐋𝐀𝐍 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐃 𝐍𝐀𝐆𝐔 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐓𝐀𝐇𝐀𝐘 𝐊𝐔𝐒𝐎 𝐁𝐈𝐈𝐑 𝐂𝐇𝐄𝐍𝐍𝐄𝐋𝐊𝐀 ABDIRASHID HASSAN 𝐏𝐋𝐄𝐀𝐒𝐄 𝐃𝐎𝐍'𝐓 𝐅𝐎𝐑 𝐆𝐄𝐓 𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂...

Hamster combo waa meel aad si fudud uga samayn karto lacagaha cryptocurrency si aad hadhow ugu gasho trades oo wax ka si...
09/10/2024

Hamster combo waa meel aad si fudud uga samayn karto lacagaha cryptocurrency si aad hadhow ugu gasho trades oo wax ka sii badan aad ka macaashto

game buy trx shop tron script php mining tron farm fastcore go hyip tron.

Midabka kaadidaadu wax buu kuu sheegayaa
25/05/2024

Midabka kaadidaadu wax buu kuu sheegayaa

Urine Colours

Asc walaalayaal digniin ayaan idin siinayaa. Pagekan sawirkiisu hoos inoo yaal waxa wata dad scammers ah ama tuug casriy...
01/01/2024

Asc walaalayaal digniin ayaan idin siinayaa. Pagekan sawirkiisu hoos inoo yaal waxa wata dad scammers ah ama tuug casriyaysan. Maalgashi xalaal ha ayey sheeganayaan si ay kuu khiyaaman oo lacagtaada uqaataan.

Anigu waan tijaabiyey oo 10$ ayaan ku eegay waxaana ii cadaatay in ay scam tahay markaan call la qabto iyo Whatsapp la jaabo waayey.

10$ waa wax la heli karo laakiin aniga tijaabo ayey iga ahayd dadkani ma daacadbaa misse waa tuug casriyaysan.

Jawaabtii waxay noqotay in ay yihiin tuug casriyaysan.

Pls share si aynan umada u dhicin.

Dhowr nooc oo online lacag looga faido idoon waxba khasaarin. Halkan video daawo ama game ciyaar oo lacag shaqayso.Linki...
09/10/2023

Dhowr nooc oo online lacag looga faido idoon waxba khasaarin.
Halkan video daawo ama game ciyaar oo lacag shaqayso.
Linkiga hoose gal oo is tijaabi waa bilaash.

WeWealth is the #1 marketing network. With over $14 million paid to 300k members, WeWealth lets regular users make money with social media and friends!

30/09/2023

Bitcoin mining oo mobilkaaga aad ku samayn karto
Tijaabi ilayn marwalba online Baad Iska tahayee.

Gardarada baslayaasha. Dadka wakhtigoodii ma ilaalinayaan oo way Iska taaganyihiin wakhti badan.Qofkii raacilahaa basku ...
24/09/2023

Gardarada baslayaasha. Dadka wakhtigoodii ma ilaalinayaan oo way Iska taaganyihiin wakhti badan.
Qofkii raacilahaa basku shaqadii ayuu ka habsaamayaa oo gawaadhidaa yar yar ee ordaysa ayuu ka raacayaa.

Ma xaqbaa in uu basku wadada sidaa idiin muuqata ugu xidho oo waliba ka kalena ku Soo durko si uu uwaayo meel uu ka baxo.

Gawaadhida yaryar magaalada way ku dhiban yihiin dawlada house ee caasimada Hargaysa waa in ay sharci u samaysaa umadaa kala qabanaya.

Baskuna Helo meelo u gaar ah oo Laga raaco lagagana d**o.

Gawaadhida yaryarna goobaha baska loogu Tala galay aynan ka rakaabsan.

Is diwaangali oo hel 100$ isticmaal linkiga hoos ku qoran. Anigu 370$ ayaan ka helay
05/09/2023

Is diwaangali oo hel 100$ isticmaal linkiga hoos ku qoran. Anigu 370$ ayaan ka helay

Make money online with social media from anywhere!

Just got it
02/09/2023

Just got it

Make money online with social media from anywhere!

Address

150ka
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MB iib 5 minute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share