20/12/2025
Advanced CCTV Camera Operation
Baro xirfadda aad kamaradda CCTV ugu maamuli lahayd si heer sare ah, oo bilow safarkaaga Barashada-CCTV-da iyo Rakibaadda si xirfadaysan!
Kooraskan oo hal bil ah wuxuu ku bari doonaa sida loo fahmo kamaradaha cctv-da ah, loo dejiyo settings-ka saxda ah, loo maareeyo lighting-ka, loo sameeyo cillad bixinta, iyo sida loo helo Muuqaalladii ay h**e u duubtay.
📌Gelinka: Gelinka Dambe/Danbe
📇Maalmaha: Khamiis & Jumca
⏱️Waqtiga: 4:00 PM-5:45 PM
đź—“Bilowga: 25 Dec 2025
📍Suuqa Waaheen, Hargeisa
📲WhatsApp: 63 4492103