Royal Professional College

Call Directions Contact the business

Royal Professional College welcome to Royal Professional College where educational opportunity is available. welcome to Royal Professional College

29/09/2026

๐Ÿ“ข OGAYSIIS! OGAYSIIS!
๐ŸŽ“ FASALO CUSUB AYAA LA QAADANAYAA BISHAN OCTOBER!
Ma doonaysaa inaad barato xirfad cusub oo mustaqbalkaaga wax ka tari karta?
๐Ÿ“ฐ Saxaafadda (Journalism) ๐ŸŽค Public Speaking ๐Ÿ’ป Computer ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง English ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท French ๐Ÿ“š Iyo koorsooyin kale oo faaโ€™iido leh.
๐Ÿ“ Royal Professional College โ€“ Hargeisa, Somaliland
๐Ÿ“ž Hadda isdiiwaan geli: 0634004687

28/09/2026

๐ŸŽ™๏ธ KULIYADDA ROYAL โ€“ TABABARKA SAXAAFADDA ๐Ÿ“ฐ๐ŸŽฅ

Fasalo Cusub ayaa la qaadanayaa! ๐Ÿ“š

Ma doonaysaa inaad barato Saxaafadda (Journalism) oo aad ku hesho xirfad heer sare ah muddo gaaban? ๐ŸŽค๐Ÿ“น

๐ŸŽ“ Tababar tayo sare leh
โฑ๏ธ Muddo gaaban
๐ŸŒ‡ Galinka dambe
๐Ÿ“… Shanta maalmood ee usbuuca

Waxaad ku baranaysaa xirfadaha muhiimka ah ee saxaafadda si fudud, xirfad leh oo wax-ku-ool ah.

๐Ÿ“ Hargeisa, Somaliland
๐Ÿ“ž Isdiiwaan geli hadda: 0634004687

๐Ÿ”ฅ Fursaddaada ha lumin โ€” maanta bilow xirfaddaada Saxaafadda!

27/09/2026

๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท BARO LUUQADDA FARANSIISKA (FRENCH LANGUAGE) ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท
๐Ÿ“š FASALO CUSUB AYAA LA QAADANAYAA!
๐Ÿ—ฃ๏ธ Baro French-ka muddo gaaban
๐ŸŽ“ Ku kobci aqoontaada iyo xirfadda luuqadda
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Waxbarasho tayo leh
๐Ÿ“ Hadda Isdiiwaangeli!
๐Ÿ“ Royal Professional College โ€“ Hargeisa, Somaliland
๐Ÿ“ž 0634004687

27/09/2026

๐Ÿ“ข OGAYSIIS!!! OGAYSIIS!!! ๐Ÿ“ข
๐ŸŽ“ KULIYADA ROYAL PROFESSIONAL COLLEGE
Waxa ay qaadanaysaa FASALO CUSUB bishan OCTOBER! ๐ŸŽ‰
๐Ÿ“š Koorsooyinka: 1๏ธโƒฃ English ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง
2๏ธโƒฃ Carabi ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ
3๏ธโƒฃ French ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท
4๏ธโƒฃ Xisaab โž—
5๏ธโƒฃ Soomaali ๐Ÿ“–
6๏ธโƒฃ Computer ๐Ÿ’ป
7๏ธโƒฃ Caafimaad ๐Ÿฉบ
โœจ Waxbarasho tayo leh iyo fasalo cusub oo si degdeg ah u bilaabanaya!
๐Ÿ“ข Ha seegin fursaddan โ€” Hadda isdiiwaangeli!
๐Ÿ“ž Faahfaahin kala xidhiidh:
0634004687

26/09/2026

๐ŸŽ“ ROYAL PROFESSIONAL COLLEGE
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง Ku Baro English-ka Muddo Gaaban!
Ma doonaysaa inaad si fudud oo degdeg ah u barato luqadda English-ka?
โœจ Hadda waa fursaddaada!
๐Ÿ“š Casharro tayo leh
๐Ÿ—ฃ๏ธ Speaking & Conversation
โœ๏ธ Reading & Writing
๐ŸŽฏ Heerarka Bilaw ilaa dhamaad
๐Ÿ“ข Fasallo cusub ayaa la qaadanayaa!
๐Ÿ“ž Kala xidhiidh: 063 4004687
๐Ÿ“ Hargeisa, Somaliland
Hadda isdiiwaangeli oo bilow barashada English-ka! ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง๐ŸŽ“

24/09/2026

Aadamuhu wuxuu horumar weyn ka sameeyey:
๐Ÿ”ฌ Sayniska: fahamka unugyada, hidde-sideyaasha, cudurrada iyo koonka.
๐Ÿค– Tiknoolajiyadda: AI, robots, kombiyuutarro iyo isgaadhsiinta caalamiga ah.
๐Ÿš€ Hawada sare: dayax-gacmeedyo, sahaminta Mars iyo daraasadda meerayaasha fog.
๐Ÿงฌ Caafimaadka: qalliinno casri ah, tallaallo, daawooyin iyo baaritaanno hidde-side.
๐ŸŒ Cimilada & deegaanka: fahamka isbeddelka cimilada iyo nidaamyada dabiiciga ah.
๐Ÿ“š Waxbarashada: aqoonta dunida oo si fudud looga heli karo internetka.

Keep going...Learn from mistakes.
06/09/2026

Keep going...Learn from mistakes.

  ah โ™ฆ๏ธ Goobta:     #๐–ช๐—Ž๐—…๐—‚๐—’๐–บ๐–ฝ๐–บ ๐–ฑ๐—ˆ๐—’๐–บ๐—… ๐—๐–บ๐—‘๐–บ ay qaadanaysaa bishan September fasalo Cusub sida:1.๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐จ Cusub ๐จ๐จ ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐š ๐„๐ง๐ ...
06/09/2026

ah
โ™ฆ๏ธ Goobta:

#๐–ช๐—Ž๐—…๐—‚๐—’๐–บ๐–ฝ๐–บ ๐–ฑ๐—ˆ๐—’๐–บ๐—… ๐—๐–บ๐—‘๐–บ ay qaadanaysaa bishan September fasalo Cusub sida:
1.๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐จ Cusub ๐จ๐จ ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐๐š ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก-๐ค๐š oo leh heerar kala duwan ๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฐ, ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž, ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š, ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š..

2.Maadada Xisaabta heerarkeeda kala duwan dugsi hoose,dugsi dhexe ,dugsi sare iyo heer jaamacadeed.

3.Soomaali iyo Far-qurxinta.

โœ…๐Ÿ”‰Si Bilaash ah ku baro koorasyada

1.Computer
2.Saxaafad
3.Nursing
4.Pharmacy

๐Ÿ“ ๐‡๐š๐๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ ๐š๐ฅ๐ข 0634004687
; https://wa.link/s9v9p5

Fursad Shaqo Macallinimo EnglishKulliyada Royal Professional College waxa ka Banaan  hal boos oo macallinimo Qaybta Luuq...
04/09/2026

Fursad Shaqo Macallinimo English
Kulliyada Royal Professional College waxa ka Banaan hal boos oo macallinimo Qaybta Luuqadaha gaar ahaan English :
1. macalinka English-ka Qaybta Shuruudaha laga rabo waa sida soo socota:
1. Waa inuu Lab yahay .
2. Waa inuu haystaa shahaado Degree in English literature ama shahaado jaamacadeed ugu yaraan heerka koowaad.
3. Waa inuu leeyahay khibrad shaqo oo uu ku shaqayn karo macalinimo.
4. Waa in uu aqoon buuxda u leeyahay English-ka
5. Waa inuu diyaar u yahay inuu ka shaqeeyo kuliyada Galinka h**e iyo galin dambe.
6. Waa inuu si toos ah u keenaa codsigiisa shaqo, C.V iyo shahaadadiisa waxbarasho Xafiiska Guud ee Kulliyada Royal Professional .
Wakhtiga k**a dambaysta ah ee codsigu waa 06/09/2026
Kala xidhiidh:0634004687.

Baro Luuqada Faransiiska(French language )Kuliyada Royal waxa ay kuu bilaabaysaa luuqada Faransiiska oo si heer sare ah ...
01/09/2026

Baro Luuqada Faransiiska(French language )
Kuliyada Royal waxa ay kuu bilaabaysaa luuqada Faransiiska oo si heer sare ah iyo mudo gaaban lagugu barayo.
Kooraskan waxa la bilaabayaa bishan Septemper
Kooraska luuqada French-ga waxa kuu dhigi doonta Coach Asma DJama Axmed.
Xiisaduhu waa galinka dambe
HADA ISDIIWAN GALI

Address

Between Hadhwanaag Hotel And Central Police Station
Hargeisa
252634004687

Telephone

+252634004687

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Royal Professional College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Royal Professional College:

Shortcuts

Share