D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur WELL COME ! Page'kan waxa aad kala socon kartaan waxqabadka iyo habsami u socodka hawlaha Dawlada Hoose ee Caasimada Hargeisa iyo Degmada Ibraahim Koodbuur.

01/12/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
Sanduuqa Maxamed Siciid Geedi (MSG FOUNDATION) ayaa Maalgeliyey Dhismaha Dayr Lagu Wareejinayo Xabaalaha State House-ka Ee Ku Yaal Degmada Ibraahin Koodbuur Eebe Miisaanka Xasanaadka Allaah Ha Ugu Daro Wllkeen Ganacsade Maxamed Siciid Geedi.

Dhanka kale Hadaanu nahay Maamulka Degmadan Koodbuur waxa aanu soo Dhoweynaynaa cid kasta oo naga saacida Wixii waxqabad ah ee Ifka iyo Khaariba wax weyn u Taraya iyagana.

MAHADSANIDIIN.

01/12/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
Sanduuqa Maxamed Siciid Geedi (MSG FOUNDATION) Oo Maalgeliyey Dhismaha Dayr Lagu Wareejinayo Xabaalaha State House-ka Ee Ku Yaala Degmada Ibraahim Koodbuur Eebe Miisaanka Xasanaadka Ha Ugu Darro Walaalkeen Ganacsade Maxamed Siciid Geedi.

Waxa dhanka kalena hadaanu nahay Maanulka Degmadan Koodbuur Soo dhoweynaynaa cid kasta oo Muxsiniin ah oo nagala hawl gasha Wixii if iyo Aakhiroba Ajar iyo Xasanaad iyagana ugu jiro.

MAHADSANIDIIN.

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
01/12/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur

20/10/2022
29/09/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
Xildhibaan ku Caddeeye iyo Kelmadiisii uu ka yidhi Xadhigkajarkii Dhismaha Xarunta Cusub ee Degmadan.

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
22/09/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur

22/09/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
Marka h**e ilaahaybaa Mahad iska leh
Waxa Maanta Xadhiga laga jaray Xarunta Cusub ee Degmadani yeelan Doonto.

Qorshaha Maamulka Degmadan iyo Maamulka D.H.H ayaa ah mid aad u Balaadhan kaasi oo Horumar weyn oo Muuqda gaadhsiin doona Degmadan iyo Caasimada Guud ahaanba.

Muwaadin waxa aanu kaa codsanaynaa si Qorshahaasi u hirgalo inaad soo bixiso Cashuurta lagugu leeyahay si aanu aanu ugu Qurxino Aqalkaaga hortiisa iyo Marinka aad aqalkaaga u marto adiga iyo Caruurtaaduba Mustaqbalka dhow.

Ugu Dambayn waxa aanu u Mahadnaqaynaa dhamaan Cid kasta oo ka qayb qaadatay Gacana ka geysatay Hawshan iyo cid kasta oo nagala shaqaysa Horumarinta Caasimadda Hargeisa.

MAHADSANIDIIN.
GUDOOMIYAHA DEGMADA IBRAAHIM KOODBUUR.
SUBEER SALAAN MOHAMED.

26/08/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
Maamulka dawlada hoose ee degmada Ibraahin Koodbuur ee Caasimaada Hargeysa ayaa saaka olole nadaafadeed ka fuliyey degmadaasi.

25/08/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
Geedka Garanwaagu Quruxdeena Ayuu Qariyaa!

Weedhihii Maanta Ee Mayor Abdikarim Ahmed Mooge uu Ka Jeediyey Ololaha Khamiis Bil U Danbeysa Ee Degmada Ibraahin Koodbuur Halkaasi oo ay ku Wehelinayeen Maamulka Degmadani.

Dhanka kale waxa Mayorku soo jeediyey in lala dagaalamo geedkan oo Cadow u ah Bani'aadamka iyo bee'ada uu ku dhex nool yahayba.

24/07/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
MUWAADINKANI MIYUU DACWOONAYAA MISE WUXUU INOO SHEEGAY INUU MUSUQMAASUQ JID U SAMEEYEY?

Gudoomiyaha Degmada Koodbuur Dhamaan eeda uu u jeedinayo waxba k**a jiraan Gudoomiyuhuna h**e ayuu ugu dayay inuu Laaluushka uu la cararayo ugu Sasabo hase yeeshee way dhici wayday in uu Sharciga lacag Siisto.

Mayor Abdikarim Ahmed Mooge subax kasta waxa uu iska hoos fadhiistaa geedka Xarunta Dawladda Hoose Hoostiisa oo ma jiro Muwaadin waayi karaa xiliga loogu talo galay in ay bulshadu la kulanto Muwaadin kastaana xaq buu u leeyahay in uu wixii cabasho ah la wadaagi karo Madaxdiisa hase yeeshee Ma Wanaagsana in la iska sheego Been iyo Waxaan dhici karin oo hadhow qofka usoo duwi kara In Sharcigu La Xisaabtamo..

24/07/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
Gudoomiya Diir Naxaya ee Bulshadiisa u Dedaalayaa waaka Danyartiisa Xaaladooda u Gudbiya Masuuliyiinta ka Saraysa si wacan oo ay farxaana usoo dhameeya tabashadooda isaga oo Gudanaya Masuuliyadda ka Saaran.

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur Gudoomiyaha HORUMARKA Degmada Ibraahim Koodbuur iyo Mohamed Salaan Mohamed SUBEER iyo Ma...
24/07/2022

D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur
Gudoomiyaha HORUMARKA Degmada Ibraahim Koodbuur iyo Mohamed Salaan Mohamed SUBEER iyo Mayorka Caasimadda Hargeisa Abdikarim Ahmed Mooge .

Address

Sheikh Madar Street
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to D.H.H Degmada Ibraahim Koodbuur:

Share