Sir caadil jama

Sir caadil jama Wa bage ka u khaska ah sir caadil jama welcome dhamaan umada somaliyeed thanks

Gabadhii Abuukaataha aheyd ee Cristina waxay tiri mudo sanado ah oo aan wada soconay oo uu naga dhaxeeyay Jaceyl, cishqi...
22/02/2024

Gabadhii Abuukaataha aheyd ee Cristina waxay tiri mudo sanado ah oo aan wada soconay oo uu naga dhaxeeyay Jaceyl, cishqi iyo hilow ayuu khiyaano igu sameeyay, waxaanan shaki ku jirin in khiyaanada aad u xanuun badantahay, balse gabdhaha kale ee khiyaanada la kulmay waxaan kula talinayaa sidaan aniga sameeyay iney sameeyaan oo ay sabraan jaceylkoodana ilaashtaan, khiyaanadii ku dhacdayna gaf halmar dhacay kasoo qaadaan.

Waxan wacay asigii waxaana u sheegay inaan helnay casho sharaf labadeena nalagu martiqaaday taasoo Free aheyd, ma iloobo doono farxadii uu waqtigaas arintaa ka muujiyay, gaar ahaan xiligaas oo uu dambigiisa aad uga murugeysnaa iyo asigoonan heysanin hal sinti oo uu casho iigu casuumo.

Waxaa nala geeyay maqaayad nooca ugu qaalisan, waxaan dalbanay cuntooyin kuwa ugu qaalisan, waxayna aheyd casho uu Romantic dhinac walba ka hareeyay.

Si aan noloshiisa farxad iyo jaceyl uga sii buuxiyana waxaan jeebka u galiyay hadiyad aanan nooceeda horay loo arag, taasoo diyaarinyeeda waqti iyo fikir dheer iga qaadatay.

Asigoo aamini la' ayuu igu yiri; waad ku mahadsantahay maadaama aad i cafisay, waxaad tahay nimco xaga Alle la iiga soo diray.
Waxaan ku dhahay; Maxaan kaloo sameyn lahaa? Tani waa dabeecadeyda aad ayaana kuugu naxariis badnahay.

Hadalkaa kooban kadib markale ayuu i jeclaaday, anigana waan ku guuleystay jaceylkiisa, inta istaagay oo aan dhabanka ka dhunkaday ayaan ka dalbaday inaan musqusha aado.

Musqushii waxaa ii xigay albaabka, kadibna Taksi kusoo dhac oo guriga iska xaadiri. Asigii soo ma ahan haatan sanadkiisii labaad ayuu xabsiga ku qaadanayaa kadib markii uu cashada lacagteeda bixin waayay jeebkiisana laga helay daroogada mamnuuca aheyd waxaana xabsiga uga dhiman inuu kasoo baxo 8 sano kale.

Waan awooday inaan indhaha ka tuuro ama aan nolosha dhaafiyo, balse naxariisteyda badneyd ayaa midaas iga hor istaagtay.

SIDAAN AYAA DADKA LOOGU NAXRIISTAA HADDII KALE ISKA DHAAF.

XIGASHO:: Cabdiraxmaan Xasan ateeno

09/04/2023
09/04/2023

ماشالله تبارك الرحمن ❤️❤️❤️

17/11/2022

ISKU DAY OO KU GUULAYSO $50!

Shuruudaha Guulaystaha:
1- Si sax ah uga jawaab su’aasha
2- Like garee Page-ka
3- Share garee Postiga

Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qof-ka buuxiya shuruudaha kor ku xusan. Hadii hal qof in ka badan ay buuxiyaan shuruudaha, si random ah ayaa loo dooranayaa qof-ka guulaystaha ah.





08/11/2022

خير متاع الدنيا إمرأة صالحة 💗

06/01/2022

SCW❤

07/11/2021

Salaama yaa ikhwaani🥰

        Waxay hoos gashay sariirta hoosteeda intaanu odaygeedii kasoo noqon shaqadii...Waxaanay u qortay warqad ay ugu s...
11/07/2018



Waxay hoos gashay sariirta hoosteeda intaanu odaygeedii kasoo noqon shaqadii...

Waxaanay u qortay warqad ay ugu sheegayso inay ka tagtay guriga(( duday)) .. Oo aanay doonayn inay dib ugu soo noqoto guriga ....😥

Odaygeedii ayaa soo galay guriguu waxa uu arkay gurigoo madhan iyo warqada meesha taala ... Waa uu kala furay .. Waxaanu akhriyay inay Ku qorantahay waan tagay ... Inta uu qalin kasoo saaray jeebada ayuu wax Ku qoray warqadii ...

Dharkii shaqada inta uu iska badalay ayuu dherkale xidhay ... Qofna waa uu garaacay (( lahadlay )) waxaanu yidhi ... Xabiibti waan soo baxaya caawa tiina way iska carartay .. Fursadbay inoo noqonaysaaba ...haday doonto yaanay soo noqonba ... Waa uu iska baxay ...

Gabadhii iyada oo xanaaqsan ayay kasoo baxaday sariirta hoosteeda .. Waxay diyaarsatay dharkeedii shandadeedii ayay xidhxidhatay ...markay sii baxaysay ayay akhriday warqadii waxa Ku qornayd ...(( xabiib malinta danbe lugahaaga qari markaad dhumanayso hhhhhhhhhh))

Fadlan hadaad akhrisatay si aanay u noqon wakhti lumis Ku salli nabiga scw scw scw
bye c/rxmn

Sanad wanagsan dhamaan umada islamka meelkasta o ay calamka ka jogaan gaar ahan umada somaliyed kulu caam wa antum bil k...
02/10/2016

Sanad wanagsan dhamaan umada islamka meelkasta o ay calamka ka jogaan gaar ahan umada somaliyed kulu caam wa antum bil khayr ilahay sanadkan sanadkisa basha bash iyo barwaqo ha inagu gaadhsiyo

19/08/2016

Jumaca mubarak dhamaan umada islamaka meel kasta ay calamaka ka joogan

Address

Hargeisa
225

Telephone

+252634879101

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sir caadil jama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category