18/04/2026
Ciyaartoyga Da’da yar ee usoo baxay Degmo Ganacsiyeedka Wajaale Cawaale Jr ayaa si Rasmi ah Ugu Biiray Kooxda Ciidanka Asluubta ee Hargeysa Cawaale ayaa Ka Mid Ah Ciyaaryahanadii Ugu Wanaagsan Horyaalka Horyaaladda Somaliland ee Xili Ciyaaredkan.