Tacabkii SNM

Tacabkii SNM shorts film and entertainments.

07/12/2025

Jareertu iyaga ugu badan somalia iyagana ugu dulman, xaqooda ha raadsadan.

07/12/2025

Horta jareertu maxay saamen ugu yeelan weyday muqdisho? Xaqodana u raadsan weyday?

07/12/2025

Maamullada kala duwan ee ka dhisan Soomaaliya ayaa u muuqda kuwo kasii xuub-siibanaya dawladda federaalka Soomaaliya ee ay qaybta ka ahaayeen, iyadoo marar kala duwan ay maamullada qaar ku hanjabeen in ay ka tashan doonnaan aayahooda.

Mas'uuliyiinta Maamulka Puntland ayaa dhawr jeer oo h**ey u sheegay in dawladda Puntland ay ka tashan doonto aayaheeda isla markaana looga talin doonnin Muqdisho, iyagoo u dhaqmi doonna sidii dawlad madax-bannaan.

Dhinaca kale, guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa maanta sheegay in Dastuurka maamulkaasi laga saaray ereyga 'Dawlad Gobolleed', isla markaana maamulkaasi hadda u dallacay Dawlad.

Waxaa muuqata in maamulladan ay si cad u diidan yihiin kasii mid ahaanshaha maamulka Muqdisho fadhiya ee dawladda federaalka ah, iyagoo saluugsan nidaamka maamul.

Madaxda dawladda federaalka Soomaaliya ayaa marar kala duwan loo diidey in ay u safraan maamullada qaar, kadib markii khilaafyo soo kala dhex galeen madaxda maamul gobolleedyada.

Sidoo kale ma jirto wax cashuur ah ama adeegyo bulsho ah oo dawladda federaalka Soomaaliya toos uga fulin karto maamullada qaar, taas oo muujinaysa kala fogaanshaha maamullada iyo xukuumadda Xamar ka jirta.

Si kastaba ha ahaatee, arrimahan ayaa u muuqda kuwo muujinaya in maamullada Soomaaliya ka dhismay doonayaan sidii ay u noqon lahaayeen dawladdo si rasmi ah uga madax-bannaan Soomaaliya.

KF Media TV

04/12/2025

Ceeba dhacaday

Caruurta yaryar waalidku ha baraan jidhkooda halka la taaban karo iyo halkaan la taaban karin dhib ayey kala kulmi karaa...
04/12/2025

Caruurta yaryar waalidku ha baraan jidhkooda halka la taaban karo iyo halkaan la taaban karin dhib ayey kala kulmi karaan goobaha waxbarashadda.

04/12/2025

Reerku kala gobsana oo kala dawladdnimo yaqaana.

04/12/2025

Taariikhd waa madaxwaynihii ugu liitay ee soo mara Somaliland

Taariikhda waa madaxwaynihii ugu h**eeyay sanad gudihii aan hal mashruuc ka dhisin dalka mudadaas xilka uu hayay

Taariikhda waa madaxwaynihii u h**eeyay ee wasaaradihii iyo Hay,addihii Dawliga ahaa ka dhigay sidii NGO,yada fadhiidna ay noqdeen

Taariikhda waa madaxwaynihii ugu h**eeyay Somaliland ee xukunkiisa ay la maamulaan dad ka liita

Taariikhda waa madaxwaynihii u h**eeyay ee madaxwayne ku xigeenkii ay ku kala maqan yihiin ka dib markii xafiiskiisii ay ku qabsadeen Gacan yarayaasha Cirro ka dibna madaxwayne ku xigeenku uga cararay xafiiskii ba

Taariikhda waa madaxwaynihii ugu h**eeyay ee sidii caruurta maalin kasta xaflad macno darro ah la gaynayo

Taariikhda waa madaxwaynihii ugu h**eeyay Somaliland ee dalkiisa iyo dadkiisa lagu khasbo inay E-Visa ku soo galaan somaliland iyadoo xamar sheeganayso,

Taariikhda waa madaxwaynihii ugu h**eysay ee Somaliland ee sanad gudihii dhaqaalihii dalka uu Sagxada marayo

04/12/2025

Arab oo xaal ka bixiyey falkii foosha xuma

Somaliland ciidaka qaranka taliye gaaxnuug inqilaab milatry haku qabsado. Wadanku intuna gacanata ciiro ku dumin.
02/12/2025

Somaliland ciidaka qaranka taliye gaaxnuug inqilaab milatry haku qabsado. Wadanku intuna gacanata ciiro ku dumin.

Somaliland heerkasay maraysa wadanka doorosho wakhtigeedi kaso h**eysa ha la qabto ama ciidnka milatarigi xukunka afgamb...
02/12/2025

Somaliland heerkasay maraysa wadanka doorosho wakhtigeedi kaso h**eysa ha la qabto ama ciidnka milatarigi xukunka afgambi haku qabsaddo hadii kale gacanta cirro ayey somaliland ku dumi doonta.

Caruurta oromad ee jooga magaloyinka hargeysa waxay ka badan yihiin caruuraha ku nool gobalada kale oo dhan, waana khata...
31/03/2025

Caruurta oromad ee jooga magaloyinka hargeysa waxay ka badan yihiin caruuraha ku nool gobalada kale oo dhan, waana khatar amni iyo asla doorshe inagu iman karta mustabqalka, laanta socdaalku shaqadeedi wey ku fashilantay, xukumada madaxweyne ciro, waa iney si degdega xilka uga qaada taliyaasha laanta socdaalka ee shaqadodi gudan wayey, o ay la timaada qorshe dadkan muhajiriinta wadankoodi loogu celinayo.

Address

Hargesa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tacabkii SNM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share