30/08/2023
Alhamdulilah, Allaa Mahad oo Dhan iska leh Maanta oo aan soo Afmeeray Geedi socodkii waxbarasho Heerka Labaad ee Masterta ( Regional Master Program of Disaster Risk Management and Food System Resilience) , insha allah Halkaa ayaan kasii wada doona dadaalka haduu alle yidhaa, Dhamaan Familyga iyo Cid walba oo taageero , tusaaleyn iyo tabantaabin aan ka helayna waxaan leeyahay waad mahadsantihiin๐.
Alle Mahad leh.