Dalan express

Dalan express Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dalan express, Marketing Agency, hargeisa, Hargeysa.

dalab express adeeg hufan oo amaano leh
27/04/2026

dalab express adeeg hufan oo amaano leh

13/10/2025

πŸ“’ Hordhac Rasmi ah oo Ku Saabsan Courska 1688 πŸ“’

Asxaabta qiimaha badan, waxaan idin ogeysiinayaa in aan diyaariyay cours dhameystiran oo ku saabsan sida aad uga dalban kartaan alaabaha website-ka 1688 adoo adeegsanaya MasterCard-kaaga lacag bixinta.

πŸ‘‰ Goorta la bilaabayo: 11 October 2025
πŸ‘‰ Goobta casharrada lagu qaadanayo: Barta Telegram-ka gaarka ah ee loo diyaariyay ardayda
πŸ‘‰ Qiimaha courska: $10 (fixed price) – waxba laguma dari doono, waxna lagama dhimi doono.
πŸ‘‰ Hadda: Waxaa socota iska diiwaangelinta ka hor inta aan casharradu bilaaban.

Waxyaabaha aad ka baran doonto courskan:
β€’ Sida loo sameysto akoon 1688 ah
β€’ Sida alaabaha loo doorto loona hubiyo tayo ahaan
β€’ Habka lacag bixinta MasterCard iyo sida looga fogaado qaladaadka
β€’ Talooyin ku saabsan sida aad alaabta ugu heli karto qiimo jaban iyo adeeg degdeg ah

βœ… Faa’iidada ugu weyn ee aad ka heli doonto waa inaad adigu si madax-bannaan uga dalban karto alaabaha Shiinaha, adoon cid kale u baahnayn.

πŸ’‘ Haddii aad xiisaynayso, fadlan iska diiwaangel

12/10/2025

kafa idaysta dalab qabashada way socota
30/09/2025

kafa idaysta dalab qabashada way socota

08/09/2025

qimaha wa 6$
63 8417525

23/07/2025
23/07/2025

ka faa iddayso macmil adeega dalabaadka alibaba way socdaan

hada soo dalbo waa sixirka cadayga ka faa idayso descount ka waxa imaday safar cusub63 8417525
05/03/2025

hada soo dalbo waa sixirka cadayga ka faa idayso descount ka waxa imaday safar cusub

63 8417525

29/12/2024

Address

Hargeisa
Hargeysa
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalan express posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share