Alifjet Digital Printing Co.

Alifjet Digital Printing Co. it's products.

ALIFJET is a locally printing solutions provider dedicated to offering a single source for all printing presses with a priority on earning and maintaining our customer's trust.

Eid Mubaarak
01/05/2022

Eid Mubaarak

Dhamaan macaamiisheyada waxaan ku wargalineynaa inaan u guurney dhismaha cumar Cali Ducale Ee wadada togdheer gaar waxaa...
13/02/2022

Dhamaan macaamiisheyada waxaan ku wargalineynaa inaan u guurney dhismaha cumar Cali Ducale Ee wadada togdheer gaar waxaan dhinaca berri kaga dhaganahey True Cable tv.

Shirkadda Daabacaada Casriga ah ee ALIFJET DIGITAL PRITING CO.Waxey macaamiisheeda iyo umada muslimka ah ugu hambalyeyne...
12/05/2021

Shirkadda Daabacaada Casriga ah ee ALIFJET DIGITAL PRITING CO.
Waxey macaamiisheeda iyo umada muslimka ah ugu hambalyeyneysaa munaasibada CIIDUL FITRIGA.

Waxaanu Kuu Diyaarina Adeeg-yadda Note books ka oo Qiima hoodu Macquuulyahay,Alifjet Digital Printing Co.
16/02/2021

Waxaanu Kuu Diyaarina Adeeg-yadda Note books ka oo Qiima hoodu Macquuulyahay,
Alifjet Digital Printing Co.

Shirkadda Daabacaadda Casriga ah ee ALIFJET DIGITAL PRINTING Co. Ayaa Qayb Wayn Kaqaadatay Guud Ahaanba Adeegyadda Daaba...
22/12/2020

Shirkadda Daabacaadda Casriga ah ee ALIFJET DIGITAL PRINTING Co. Ayaa Qayb Wayn Kaqaadatay Guud Ahaanba Adeegyadda Daabacaadeed Ee Carwada Shaqo Abuurka Qaranka, Oo Maanta Ka Ka Furantay Hotel Maansoor.

taas oo ujeeddadeedu tahay derdergelinta shaqo abuurka iyo isku xidhka shaqo-doonka iyo loo shaqeeyaha. Waxa soo qabanqaabiyay wasaaradda shaqada, arrimaha bulshada iyo qoyska oo kaashanaysa hay'addaha la shaqeeya.
.

Hel design kuu gaar ah iyo daabacaad tayo leh.
19/12/2020

Hel design kuu gaar ah iyo daabacaad tayo leh.

Fariin Caafimaad
30/03/2020

Fariin Caafimaad

  Shaqo.Shirkadda Daabacaadda Ee ALIFJET DIGITAL PRINTING CO. Waxa ay Bulshadda Somaliland Usoo Bandhigaysaa Afar Boos O...
05/02/2020

Shaqo.
Shirkadda Daabacaadda Ee ALIFJET DIGITAL PRINTING CO. Waxa ay Bulshadda Somaliland Usoo Bandhigaysaa Afar Boos Oo Shaqaale Shirkadda Kabanan oo Suuq Geyn ah/Marketing.
Codsigaga kuso Hagaaji: [email protected]
Wixii Faahfaahin Dheeraad ah Soo Wac: 063 4427011.

 GOOD MORNING FRIENDS.
20/01/2020


GOOD MORNING FRIENDS.

 Subax Wanaagsan Macamiishayadda Aanu Jecelnahay.Muhiim Ayay Utahay Ganacsigaaga Inaad Ku Horumariso Adeegyadda Kuumuuqd...
19/01/2020


Subax Wanaagsan Macamiishayadda Aanu Jecelnahay.
Muhiim Ayay Utahay Ganacsigaaga Inaad Ku Horumariso Adeegyadda Kuumuuqda.

Address

Next To East Of KEYSE BUSHARO Bar-Hargeisa
Hargeysa

Opening Hours

Monday 07:30 - 22:00
Tuesday 07:30 - 22:00
Wednesday 07:30 - 22:00
Thursday 07:30 - 22:00
Saturday 07:30 - 22:00
Sunday 07:30 - 22:00

Telephone

+252634740142

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alifjet Digital Printing Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alifjet Digital Printing Co.:

Share