Som Marketing Group

Som Marketing Group Som marketing media group

05/01/2026
02/01/2026

SIR CULUS: Abiy Ahmed Oo Shirqool Halis Ah U Dhigay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle & Sidii Wax U Dhaceen

Hambalyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal (Cirro)
12/12/2024

Hambalyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal (Cirro)

05/11/2024

Hogaamiye Dhaba ahna Hogaamiyaha isbadal doonka, Xoghaya Guud ee Golaha Wakiilada JSL, Garyaqaan Cabdirisaaq Siciid ayaanle

15/10/2023

Gudoomiyaha Shirkada Ifcom Construction Company Eng Awil Ali Hussein Oo Kulan La Qaatay Mulkiilaha ugu wayn Bariga iyo badhtamaha Geeska africa BBS Mall ee magaalada Naiorbi.

Gudoomiyaha Shirkada Dhismayaasha Casriga Ee Ifcom Construction Company Eng Cawil Cali Xuseen Oo Safar Shaqo Ku Jooga Ca...
14/10/2023

Gudoomiyaha Shirkada Dhismayaasha Casriga Ee Ifcom Construction Company Eng Cawil Cali Xuseen Oo Safar Shaqo Ku Jooga Caasimada Dalka Kenya Ee Nairobi, Ayaa Kulamo Heerkoodu Aad U Sareeyo La Qaatay Ganacsatada Dhigiisa Ah Ee Dalka Kenya. Oo Ugu Horeeyo Mulkiilaha Mall-Ka Ugu Weyn Bariga Iyo Badhtamaha Afrika Ee BBS Mall Ee Magaalada Nairobi, Kaas Oo Ka Kooban 3500 Oo Tukaan, 12 Bank, 5 Xawaaladood, Suuqa Dahabka Ee Ugu Weyn Bariga Iyo Badhtamaha Afrika Iyo 4 Dabaq Oo Ay Ku Yaalaan Hotels 5 Star Full Farniture Apartment Iyo Luxury Appartment, Parking Qaadaya 2500 Oo Gaadhi, Sidoo Kale BBS Mall Ayaa Leh Masaajid Ay Halkii Mar Ku Tukan Karaan 3000 Oo Qof.

Ganacsade Macali Weli Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Shirkada Ifcom Construction Company Eng Cawil Cali Xuseen Iyo Marwo Amaal Maxamed Guure, oo ay Weheliyaan Jelle Nuur Bulle, Mr. King, Miss Caroline.

Kulanka Ganacsatada Ayaa Qaatay Saacado Badan, Kaasi Oo Lagu Soo Afmeeray Wada Shaqayn Buuxda Iyo Kobcinta Xidhiidhka Bilowga Ah Si Loo Sugo Wada Shaqayn Waarta Oo Labada Dhinac Yeeshaan.

Gudoomiyaha Shirkada Dhismayaasha Casriga Ee Ifcom Construction Company Eng Cawil Cali Xuseen Ayaa Uga Mahadnaqay Ganacsade Macalin Wali Soo Dhaweyntiisa Magaalada Nairobi. Isagoo Gudoomiye Cawil Ku Bogaadiyaya Guulaha Wax Ku Oolka Ah Ee Uu Ganacsiga Afrika Kusoo Kordhiyay, Isagoo Xusay In Magaca Iyo Sumcada Bulshada Soomaaliyeed Uu Kor U Qaaday.

Ugu Danbayn Gudoomiyaha Shirkada Ifcom Construction Company Eng Cawil Cali Xuseen Ayaa Balanqaaday Inuu Xafiis Ka Furan Doono Magaalada Nairobi, Gaar Ahaan BBS Mall Hadii Alle Yidhaa.

Kulankaasi Ayaana Kusoo Dhamaaday Is Fahan Iyo Wada Shaqayn Buuxda Oo Labada Dhinac Isla Qaateen. Waxaanu Gudoomiyaha Shirkada Ifcom Uu Safaro Kusii Gaalaa Bixin Doonaa Qaar Ka Mida Wadamada Europe Gaar Ahaan Finland, Holland, Dernamrk, Sweden, Norway Iyo Boqortooyada ingiriiska ee UK.

Allaa Mahad Leh.

13/10/2023

Gudoomiyaha Shirkada Ifcom Construction Company Eng Awil Ali Hussein Oo Kulan La Qaatay Mulkiilaha BBS Mall ee magaalada Naiorbi.

17/04/2022

Dhisme casri oo shirkada IFCOM Construction Company ka dhistay Magaalada Hargeysa.

30/05/2021

Waxqabadka Mayarka Magaalada Hargaysa Cabdiraxmaan Solteco

Ramadaan Kariim dhamman Macaamiisha ku xidhan Bogga Som-maretinf Group.
13/04/2021

Ramadaan Kariim dhamman Macaamiisha ku xidhan Bogga Som-maretinf Group.

17/12/2020

ku Xidhnow Som Marketing group

Address

Caanaha Riayaha Agaagarka Daqa Wabari
Hargeysa

Telephone

+252633777719

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som Marketing Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Som Marketing Group:

Share