Ahmed fardo

Ahmed fardo wararka kala duwan xayasiinta ogaysiis yada waa ogaysiinta iyo xayasiinta ee u jeedo

FARDO ARTS  2020 dhamaad kiisa
27/09/2020

FARDO ARTS 2020 dhamaad kiisa

05/09/2018

Asc

31/08/2018

How need cortooms

02/03/2017
25/10/2016

iminkana hillaal illa ogow

iminkana hillaal illa ogow
25/10/2016

iminkana hillaal illa ogow

dadaal furniture ugu kaalay agab kii guryaha iyo elactronicskii
24/10/2016

dadaal furniture ugu kaalay agab kii guryaha iyo elactronicskii

01/10/2016

uhiimada jihaadku yahay siduu u baqdin gelin lahaa cadowga islaamka, una soo hawaysan awliyadiisa, sida Ilaahay ayaada qu'raanka inoogu sheegay, waxaanuyidhi,"Jihaadka hadafkiisu waa inuu u quusgooyo gaalada iyo munaafiqiinta isxambaarka ah, oo markay arkaan awooda islaamku quusanaya.Sheekh Maxamed oo ka hadlayey faa'iidooyinka jihaadku u leeyahay ummada islaamka ayaa sheegay inaan la heleen nabadgelyo loogu cibaadaysto masaajidada,"Hadii aanu jirin jihad ay muslimiintuku difaacaan gaalada waxay dumin lahaayeen muqadasaadka, sida masaajidada, waynu aragnay muslimka meelo lagaga adkaaday inmasaajidadii loo bedelay kiniisado.Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in muhiimada jihaadku tahay in lagu ilaaliyo diinta, dadka, dalka iyo dawladooda islaamka ah, waxaanu yidhi,'Muhiimada jihaadku waa in lagu ilaaliyo diinta, dadka, dalka iyo dawlada islaamka, hadii afartan awood lagu ilaaliyo la waayana, xaqiiqdii wax walba wuu fasahaadayaa.Sheekh Dirir ayaa sheegay in dhowrkaa qodob aynu ka sheegi karno arrimaha soo hoosgelaya amasirta jihaadka diinta islaamku u dhigtay yahay shay diini ah oo cibaado ah, oo aan xaqdaro, aargoosi iyo ifsaad midna ahayn.

Illahy haku garab galo xilka loo igmaday Ugaas : c/laahi ducaale cali (salaf)
30/09/2016

Illahy haku garab galo xilka loo igmaday
Ugaas : c/laahi ducaale cali (salaf)

YaA garanya
29/09/2016

YaA garanya

26/09/2016

Jamaal iyo faysal
Maxaa kala gaadhay

Address

Ujeedoahmed37@gmail. Com
Hargeysa
NULL

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed fardo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category