Taliska Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor

Taliska Ururka 8'aad  Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor Pageka Saxda ah Ee Taliska Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor

Geesiyaasha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeeed Gaar ahaan Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*ma Gorgor ayaa howlka Qorsheysan...
29/04/2026

Geesiyaasha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeeed Gaar ahaan Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*ma Gorgor ayaa howlka Qorsheysan Kasameyeen Tuulooyin Hoostaga Deegaanka Beera yabaal Gobolka Hiiraan

Howlka ayaa u dhacay Sidii loo qorsheeyey Geesiyaasha ayaa ku guuleysatay Howlkalka

Howlka ayaa waxaa hogaaminaaye Taliyaha Ururka 8'aad Guutada 18'aad kuma gorgor Dhamme Naqiib Abdulahi Hersi

29/04/2026

Beerayabaal ilaa Aaraleys Waalaku Cadaabay eeyaha Naarta Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor Cashirbee dhigeen maanta
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

27/04/2026

Ukunji Maanta waalaku Cibaadeystay Geesiyaasha Ciidanka Xooga Dalka K*m Gorgor
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

27/04/2026

Tuulada Biibi oo khawaarijta Jab Xoogan laku Gaarsiiyey Abaanduule Ururka 202'aad Guutada 20'aad K*m Gorgor L/X/le Ali Guure Nuur
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

26/04/2026

Waajid & Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga D...
26/04/2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin Magaalada waajid ee Gobolka Bakool.


Wafdiga Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka gen Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa waxaa Degmada waajid kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS.

Ujeedka Safarka Taliyaha Ciidanka XDS uu ku gaaray Magaalada Waajid ayaa daarnaa Dar dargalinta Howlgalo ka dhan ah Maleyshiyaadka Nabadiidka ah iyo Dhiiraglinta geesiyaasha Xoogga Dalka

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan waajid ayaa Taliyaha ugu warbixiye xaaladda amni, guulaha laga gaaray dagaalka

Gen Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay Geesiyaasha ayaa Faray in loo baahan yahay sidii loo xoojin lahaa Howlgalada lagu Ciribtirayo Maleyshiyaadka nabadiidka ah.

Ugu dambeyntii Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan gaar ah la yeeshay odayaasha dhaqan degmada waajid

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Noqonayo taliyihii ugu h**eeyay ee Kormeer shaqo ku taga Magaalada Waajid ee Gobolka Bakool.

22/04/2026

Gor-gor Melkasto wey ka howlkashaa Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

21/04/2026

Taliyaha Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor Gor-gor G/le dhaxe Aadan Mohamed Faarax Iyo Jowhar Sh/ dhaxe

13/04/2026

Hoyaadkeenu waa duurka Marnaba k**a daaleyno Difaa DalkaπŸ‡ΈπŸ‡΄ Dadka &Diinta
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

12/04/2026

Furanaha h**e Difaaca dalka iyo Hambalyada 66 sanad guuradii kasoo wareegatay Markii la Aas aasay CXDS Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxam...
12/04/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo laga hirgelinayo xero Fiyaamo.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale xarigga ka jaray dhismayaal muhiim ah oo ay ka mid yihiin Taliska Taakuleynta, xarunta Hoggaanka War-isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo Ajibka Ciidanka.
Munaasabaddan ayaa ku beegneyd xuska sanadguurada 66-aad ee ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ee 12-ka April.
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey ciidamada dadaalka iyo naf-hurnimada ay u hayaan difaaca dalka, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay horumarinta adeegyada iyo daryeelka ciidamada iyo qoysaskooda, gaar ahaan agoonta.
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

12/04/2026

Hambalyo 12-ka April, Maalinta Ciidanka Xoogga.
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

Address

Dab Iyo Dhagax
Hiran
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share