17/01/2024
Cali Cunaaye Oo lagu soo dhaweeyay Jowhar.
Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Cunaaye ayaa soo gaaray Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle oo uu mudo ka maqnaa,waxaana soo dhaweeyay Mas'uuliyeen maqaar saar ah iyo shacab daruufta looga faa'ideystay oo qarashaad yar loo qeybiyay.
Cali Cunaaye oo horay u cunay lacag badan oo lagu fulin lahaa Mashaariic muhiim u ah bulshada Hirshabelle ayaa hada qorsheynayo inuu uu markale noqda Madaxweynaha Hirshabelle si uu usii cuno dhaqaalaha Mashaariicda iyo canshuuraha.
Damaca waalida ah ee Cali Cunaaya waxaa kale shaqeynaya siyaasiyiin iyo Xildhibaano kasoo kale jeedo gobalada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe kuwaas oo xitaa kalsooni kaheysan beelaha ay kasoo jeedaan.
Xafiiska Wakaalada Isha Hirshabelle ee Jowhar