Muse Haji

Muse Haji Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muse Haji, Advertising agency, Jowhar.

Muse Haji Mohamed waa shaqsi madax banaan ka faallad/ faallooyinka dhaqalaha iyo shaqo raadinta dhalinta, hal abuure madax banaan ganacsiga iyo dhaqalaha is badalka dunida iyo dhiirgaliye xirfad

17/11/2024

Toosin talleed

Marka h**e waxan ka cudur daraya wicitaanada an jawab ama waqti an haleynin.
Ruun ahaanti marka siyaasada ay tahay xasaradaha aad bay u kacaynaya mowduucii an kana so hadalay xidhibaan Ali Ibraahim oo nin waalid iyo oday mimo ku weyn tahay. Hadane ma is diidne inaa sheego wixii dhaliil ah qaab u wanaagsan qofka sharaftiisa iyo karamadisa balse xilkuu uu haayo wa xil umadeed marka ma ahan la wada amaano ama lwada dhaliil basle waxqabka ayaa ah xisaabta u weyn biriyahan dhalinyarada mustaqbal leh

Aniga inaa musharax ahay iyo in kale taas wali go,aan k**a gaarin waqtigeed bam ku sheegi doona lkn 2026 ma noqon doono sanaado badan manyacni kuso dhamaday wax anfac laheyn beesha iska leh kursiga waxan rajeynaya halganka inuu kale ka sii socoda

Ee xildhibaan Ali Ibraahim oo mudanaha hada ku fadhiyo kursiga barlamaanka DFS gooni ban ugu hadli dooma amaantiisa iyo wuux waxqabtaa mowduuciyo kale ka so hadli doona

. Mahadsandiin

10/11/2024

Live video and text message

21/03/2024

asc dhamaan bahweeynta
Gugundhabe community5
1+ jidle Gugundhabe
2+jijeele jibide GUGUNDHABE
3+wa adeere tigaale moolkaal jibida gugundhabe
4+Badacadde Tigaale molkaal Jibida gugundhabe
5+beydiisle tigaale moolkaal jibida gugundhabe

abtirika beelaha Gugundhabe iska barta
follow share dheh boggaan mahadsanid

kor uqaada gaarsiiya 5k dag dag ah

Gugundhabe nimo gugundhabe nimo love you

New  tech
17/11/2022

New tech

07/09/2022

DEEQ WAXBARASHO.

Xarunta BEST Consultancy waxa ay heysaa Deeqo Waxbarasho Kuliyadaha Hoosta Ku qoran waana lacag la'aan dhamaan diraasadda inta sano oo ardayga dhiganayo ilaa uu ka dhameenayo, Kaliya ardayga waxa uu bixin doonaa Lacagta Imtixaanada Jaamacadda.
Hadaba waxaa loo galayaa kuraastaas imtixaan kuna dhacaya qaab toos ah.
Hadaba ardayga daneenaya waxa uu buuxinayaa Foomkan si uu uga qeybgalo imtixaanka.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeaqwEtD8gftiwVYV-evYmnhmOu0stiQ3c6DUMMXpQiD153gA/viewform

Ku soo Biir Koontada aanu ku leenahay Telegram-ka
https://t.me/+ECUKJfGoXqhlZDZk

La Wadaag Asxaabtaada

Quraanka kariim ka ah waxa uu ka kooban yahay:                    ~30 jus                    ~60 xisbi                  ...
06/09/2022

Quraanka kariim ka ah waxa uu ka kooban yahay:

~30 jus
~60 xisbi
~114 suuradood
~6236 aayadood
~77439 kalmadood
~323670 xaraf

Qur,aanka yaan la ilaawin Maalintii ugu yaraan Hal Bog akhri. 🕋🌹🌹 bogaan like share & fallow 🙏

06/09/2022

wll share dheh wanaaga

30/06/2022

Asc walal

Address

Jowhar
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muse Haji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share