Daacad Media

Daacad Media Daacad Media

11/03/2026

Deg-deg
Shacabka D/Xawaadleey oo dib u helay neecaawda Dowlad-nimada
SNA SPECIAL FORCES
Ayaa saake la wareegay

08/03/2026

Ururka 241 ee gutada 24 Ee Qeybta 21 uu fa dhigisu yahy Dagmda xarardheere

08/03/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ah tiirka ugu muhiimsan ee dhismaha dowladnimada iyo nidaamka sharci ee dalka, kaddib markii ay soo ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

05/10/2025

Xil,Yuusuf Ibraahim Afrax oo ku sugan caasimadda dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa ka warbixiyay howlaha horumarineed ee ka socda caasimadda.

25/07/2025

DEGSEG Cabdirashiid janan ayaa sheegay in ciidamada JL ay saake soo weerareen xerada UK oo ay ku sugantihiin ciidamada DFS

25/07/2025

DEGDEG dagaal u dhexeeya ciidamada JL iyo kuwa DFS ayaa hadda ka socda xerada UK ee Degmada beled xaawo
Daacad Media

Ladagaalanka khawaarijta waa loo dhanyahay Dalkana waa laga xureyn doonaa dhawaan!
02/05/2025

Ladagaalanka khawaarijta waa loo dhanyahay
Dalkana waa laga xureyn doonaa dhawaan!

07/04/2025

Hadaan oo lanabar dhebay
Gobal naafo laga dhigay
Gobal neey nafwaayeen
Gobal kii ka noolaay
Weeydin nagad gelaayan
Nijaaseey ka tahay ee
Niyadeeyba yey gilin

06/04/2025

Afartuba isii maleh iyo igula saaxiib!
Hassan Ali Nur Shute

04/04/2025

Calankeenna weyn baan gaashaan u nahay.

Ololaha Ciribtirka Khawaarijta

04/04/2025

Maxaa Cali Caqiiqada baray oo culimada u diiday!
Halgan,halga,halgan

Address

Jayga HW
Jowhar
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daacad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category