Jowhar Tv

Jowhar Tv jowhar TV Waxa uu idin soo bandhigi doona barna mijyo u badan ila qosol maad iyo madadaalo iyo muqaalka cusub magalada jowhar welcome soo dhawoow walaal

page kaan waxa uu u furan yahay dhamaan bulsha weynta somaliyeed . soomaaliyeey toos.

Waxan idin diyatiyay studio portrate ah maalinta Ciida sawiro portrate ah JamaLove portrateIga soo wac 0617386333
02/04/2024

Waxan idin diyatiyay studio portrate ah maalinta Ciida sawiro portrate ah
JamaLove portrate
Iga soo wac 0617386333

01/05/2021
24/04/2021

casharada video editing-ka wuu bilaaaban rabaa like saaro i.a

20/04/2021

Freeeee Course
plse Casharada Waa Bilaash adne
Like inoo Saar Page keena Mahadsanid

Ka Baro Cilmiga Technolagy iyo Ciomiga Naqshadeyta iyo Muqal Hagajinta fadlan soo booqo oo rukumo oo like saaro mahadsan...
19/04/2021

Ka Baro Cilmiga Technolagy iyo Ciomiga Naqshadeyta iyo Muqal Hagajinta
fadlan soo booqo oo rukumo oo like saaro mahadsanid

.......Fadlan Like Saaro Page Keena ....

Ka Baro Oo Noqo Xifadle..Learn more Eng Jama ....

Muqdisho mar bey nasiib u yeelatay duq magaalo oo madaale ah meel walbane u istaagay iney hesho mudnaantii ay lahayd👍.Ho...
28/01/2021

Muqdisho mar bey nasiib u yeelatay duq magaalo oo madaale ah meel walbane u istaagay iney hesho mudnaantii ay lahayd👍.

Hogaamiye Thabit Ab taariikhda ayaa ku xusi doonto❤.

Amniga deegaanada Hirshabeelle ayaa faraha ka sii baxaya,waxayna kooxda nabad-diidka Alshabaab ku sii dhawaanayaan caasi...
23/01/2021

Amniga deegaanada Hirshabeelle ayaa faraha ka sii baxaya,waxayna kooxda nabad-diidka Alshabaab ku sii dhawaanayaan caasimadda Hirshabeelle oo deegaano wax badan u jirin ay soo galeen.

Al-Shabaab horay waxay u jareen wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, waxay qabsadeen degmada Raage ceelle.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa isaga Raaxeysanaya Hotelo Qaali ah oo ku yaalo Muqdisho.

Hadda yaa u maqan shacabka dhiban ee Hirshabeelle?

CALI GUUDLAAWE!
08/11/2020

CALI GUUDLAAWE!

30/10/2020

Shirweynaha Beesha Dagoodiye ayaa galabta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

Address

Jowhar
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jowhar Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category