09/05/2026
Waxan Ku faraxsanhy in aan si xirfadaysan uga shaqaynay barnaamijka "Jihaynta iyo Talo-siinta ardayda form four " oo ay soo qaban-qaabiyeen Midowga Ardayda Dugsiyada Degmada Kismayo oo kaa shanaayo Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Taclinta Sare ee Jubbaland.
Shaqadan waxan Ku muujinay tayadena iyo sida ay inoga go'an tahay inan uquruxino barnaamijyada sida: bandhigyada waaweyn, Shirarka, Siminaarada, xafladaha qalinjabinta iyo Munaasabadaha waa weyn.
Kooxda Shabeel Advertising Agency waxay had iyo jeer u taagan tahay inay macaamiisheeda siiso naqshado ka turjumaya xirfad iyo hal-abuur.
Ma ubaahan tahay in barnamij kaga laga dhigo mid heer sare ah ?
๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ:
๐ 61 6614865
๐ Kismayo, Somalia