Samo

Call Directions Contact the business

Samo SAMO is a Hybrid Impact Agency based in Somalia, driving creativity, strategic storytelling, and impactful innovation across East Africa.

Horyaalka Heerka Koowaad ee Jubbaland ayaa maanta lagu soo xiray garoonka kubadda cagta ee Degmada Kismaayo. Kooxda Deka...
18/09/2026

Horyaalka Heerka Koowaad ee Jubbaland ayaa maanta lagu soo xiray garoonka kubadda cagta ee Degmada Kismaayo. Kooxda Dekadaha ayaa ku guuleysatay horyaalka, waxaana lagu guddoonsiiyay koobka.

Xiritaanka waxaa sameeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jubbaland, Mudane Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan. Munaasabadda waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, agaasimayaal, xildhibaanno, Ururka Kubadda Cagta Jubbaland, bahda ciyaaraha, taageerayaasha iyo ciyaartoyda kooxda Dekadaha.

Kulanka manta ee JCCI - JBC
18/09/2026

Kulanka manta ee JCCI - JBC

18/09/2026

JCCI - JBC

Kulankii Galabta ee go'aamiyay horyaalka heerka koowaad ee Jubbaland kaas oo ay ku guulaysatay kooxda Dekadaha.
17/09/2026

Kulankii Galabta ee go'aamiyay horyaalka heerka koowaad ee Jubbaland kaas oo ay ku guulaysatay kooxda Dekadaha.

17/09/2026

DEKEDAHA - SOM GOLD

Garoonka Kubadda Cagta ee Waamo ayaa galabta lagu ciyaaray kulan ka tirsanaa tartanka Horyaalka Heerka Koowaad ee Jubbal...
16/09/2026

Garoonka Kubadda Cagta ee Waamo ayaa galabta lagu ciyaaray kulan ka tirsanaa tartanka Horyaalka Heerka Koowaad ee Jubbaland, kaas oo ay isaga hor yimaadeen kooxaha W. Kalluumeysiga iyo Koban.

Kulanka oo ahaa mid xiiso badan, isla markaana labada kooxood ay soo bandhigeen ciyaar adag iyo tartan sare, ayaa ku soo dhammaaday barbardhac 3–3 ah.

Natiijadan ayaa ka dhigan in labada kooxood ay min hal dhibic kala qaateen kulanka, kaddib bandhig ciyaareed soo jiitay taageerayaashii garoonka soo xaadiray.

16/09/2026

GOOS GOOSKA KULANKA MANTA
W.KULUMEYSIGA 3-3 KOBAN

16/09/2026

W.KULUMEYSIGA - KOBAN

SAWIRO: Kulanka galabta ee Horyaalka kubadda cagta jubalandKOBAN 4 / JBC 1
11/09/2026

SAWIRO: Kulanka galabta ee Horyaalka kubadda cagta jubaland

KOBAN 4 / JBC 1

Address

Kismayo

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Friday 16:30 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Telephone

+252611572004

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Samo:

Shortcuts

Share

Category