21/08/2026
Wasiir ku xigeenka Amniga koonfur Galbeed ayaa farriin adag u diray beesha biyomaal oo waayahan danbe sheeganeysay inay deegaanka iyaga kelihood leeyihiin isla markaana ku dhawaaqay Maamul Goboleed u gaar ah beeshooda
Warbaahinta Madaxa bannaan ee Degmada Marka