Yoolbaan Academy

Yoolbaan Academy Barashada Information Technology eg,Programming, Networking, Graphic designing, Mobile Tricks.

16/05/2026

💟Si xeeldheer ubaro sida uu computer_ka ushaqeeyo & waxyaabaha uu ka koobanyahay. Lesson 2-2.

13/05/2026

💟Si xeeldheer ubaro sida uu computer_ka ushaqeeyo & iyo waxyaabaha uu ka koobanyahay. Lesson 1-2.

28/04/2026

🧠01 PHP iyo MySQL Web Development

01/03/2026

Sida loo sameeyo Standard Grade Calculation in MS-Excel.

27/01/2026

Goormaa la duubay hadii aad wax ka taqaano nashqadihii kala duwanaa uusoo maray iyo waqtiyadodii Samsung mobile!!!

TryHackMe waa madal firfircoon oo hal abuur leh oo bixisa hab gaar ah oo lagu barto Ethical hacking_ka iyo CyperSecurity...
15/08/2024

TryHackMe waa madal firfircoon oo hal abuur leh oo bixisa hab gaar ah oo lagu barto Ethical hacking_ka iyo CyperSecurity_ga.

Waxaa loogu talagalay kuwa bilowga ah iyo kuwa xirfadleyda ah labadaba, TryHackMe waxay bixisaa Practical Lab halkaas oo uu qofka ku hormarin karo xirfadihiisa kudhisan CyperSecurety_ga iyo Ethical hacking_ka.

Waxaad a wood uyeelaneysaa in aad hesho qibrad buuxdo adigoo xalinaayo caqabadaha CyperSecurety_iga sidokalana baranayo qaababka kala duwan ee loo sameeyo Ethical Hacking_ka.

Hadii aa tahay qof u heelan oo raba in uu barto, kabooqo linkiga hoose:

https://tryhackme.com/signup?referrer=6690413c6f025aa000116e18

HTML Gallery with CSS Flexbox Design
16/01/2023

HTML Gallery with CSS Flexbox Design

Fadlan like saar si ey ooga faideystaan asxaabta kale.

Baro Photoshop Tusmada 09
23/12/2021

Baro Photoshop Tusmada 09

Subscribe saar si aad ooga mid noqoto asxaabta wax kabarata amc24 channel.

20/11/2021

Tusmada soo socota gabi ahaan waxaan kuwada dhameystiri donnaa photoshop tools, sanadkaan intuusan dhammaana inshallah photoshop ayaan ku soo gawagaweyn donnaa.
Sidee u aragtaa???

09/09/2021

Sida Sawir HD looga dhigo Mobile-ka gudihiisa.

Address

Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yoolbaan Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yoolbaan Academy:

Share