Wariye abdi fatah raygal

Wariye abdi fatah raygal bogan waxad kala socon kartaa dhacdooyin isla xiliga ay dhacayaan

23/06/2022
30/12/2021

Wasaaradda Cafimaadka Ee Gobolka sool Ayaa Gudoonsisey Ashahaado Sharaf Xarunta Bushra Dentel Clinic.

Xarunta Bushra Dentel Clinic waxay bulshadeeda ugu bishaaraynaysaa in munaasabada sanad ka cusub ay idiinsamayso Qiimo dhismis ka la ah
B.Adeegyada qaar 50%
T. Halka Adeegyada qaarna ay yihiin 20%

15/12/2021
15/12/2021

LAASCAANOOD: Dawlada Hoose Laascaanood ayaa soo bandhigtay Daamur tiro badan oo lagu sameyn doono Wadooyinka Laascaanood

13/12/2021
13/12/2021

Mayarka Degmada Lascanod Abdi Rahiim Cali Ismail Ayaa dhagax dhigay Dhismaha Cusub Ee Suuqa hilib-laha magaalada Laascaanood

09/12/2021

Dhulka hooyo dawashada ku wacana

20/11/2021

Mashruucii ugu Horeeyay Mudo 4 bilood ah oo Dawlada Hoose Laascaanood Maalgelisay Dhismaha Suuqa Khudaarta Nafaqo oo 3 shirkadood ku tartameen

Laascaanood Xarumaha Waxbarashada  Ibnu Kasiir ayaa ardayda dhigata u qabtay Xafladda Soo xidhitaanka Tartan aqoomeedka ...
19/11/2021

Laascaanood Xarumaha Waxbarashada Ibnu Kasiir ayaa ardayda dhigata u qabtay Xafladda Soo xidhitaanka Tartan aqoomeedka sanad la ah iyo Abaalmarinta ardayda kaalmaha galay ayaa siwayn looga farxiyey waxaana ka soo qayb galay haldoorka Gobolka Sool.

Dowlada Hoose ee degmada Laascaanood ayaa maanta bilowdey Tirakoobka dhamaan guryaha ku yaalla magaalada Laascaanood , k...
06/11/2021

Dowlada Hoose ee degmada Laascaanood ayaa maanta bilowdey Tirakoobka dhamaan guryaha ku yaalla magaalada Laascaanood , kuwaa la Xareynayo Xogta guri walba , Iyadoo la qorayo Muliilaha guriga , Cidda degen , Tirada dadka ku nool guriga , iwm .

Maayarka iyo Maayar ku xigeenka Abdi Rahiim Cali Ismail iyo Axmed Kawte ayaa bilaabay saaka hiirtii waaberi in ay guryaha magaalada ku soo wareegaan si ay dadka ula wadaagaan muhiimada shaqadan. Waxaa ay sheegeen masuuliyiintan 27 ka Xaafadood ee ku yaalla magaalada Laascaanood in ay guriga ka tegi doonin .

Address

Laascaanood

Telephone

+252634490832

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye abdi fatah raygal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye abdi fatah raygal:

Share