RAH TV

RAH TV RAR .TV

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta la kulmay Wakiilka KMG ah e...
06/06/2024

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta la kulmay Wakiilka KMG ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Labada dhinac ayaa kulankooda uga hadlay xoojinta taageerada QM ee Hay’adaha amniga dalka iyo bixitaanka Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS oo la qorshaynayo dhammaadka sanadkaan.

Wasiirka iyo Wakiilka, ayaa si gaar ah kulankooda diirrada ugu saaray muhiimadda ay leedahay in kor loo qaado taageerada Qaramada Midoobay ee ku aaddan dhinacyada amniga Muqdisho, Barnaamijka Booliiska Wadajirka ah (JPP) iyo guud ahaan amniga Soomaaliya.

05/06/2024

Soomaaliand qafil iyo maftuux baykala dooranaysa: xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun ayaa sidaa yidhi

04/06/2024

Safarada wadan China ayaa si heer sare u qabishy madaxwaynaha maamul goboleedka ssc-khatumo

04/06/2024

Dhifiq oo naagi waashay

03/06/2024

Raga ku dhiban shukaansiga gabdhaha😅

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAH TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share