Toohe Graphics

Toohe Graphics Kusoo dhawoow Toohe Grphics waa goob aad ka helayso noockasta oo desing ah

Laba Musharrax oo u taagan Jagada Madaxweyne ee SSC-Khaatumo oo goordhow ka soo degey Madaarka Las-Anod ayaa toos isaga ...
13/07/2025

Laba Musharrax oo u taagan Jagada Madaxweyne ee SSC-Khaatumo oo goordhow ka soo degey Madaarka Las-Anod ayaa toos isaga xaadiriyey Hallka Uu Ka socdey Shirka Dhismaha Dawladnimo ee SSCKH.

Toohe Graphics

GARAAD C/RISAAQ G.SOOFE.
13/07/2025

GARAAD C/RISAAQ G.SOOFE.

Dhalaal wacan dheeman luula.Dhamays edab iyo ilwaadsan.Dhediga keligeed ka dhawrsan.Dhaqanka hiddaheed ma saydha.Dhamays...
09/07/2025

Dhalaal wacan dheeman luula.
Dhamays edab iyo ilwaadsan.
Dhediga keligeed ka dhawrsan.
Dhaqanka hiddaheed ma saydha.
Dhamays kula siman ma dhaadin.
Intaan dhulka hooyo joogeeeeeY.

By hanad toohe

Dadku muuqa wada siman.balse maanka hoosiyo.macnahoodu kala duwan.Gebi ruuxaay maagaan.musuq kuugu sheegaan.Balse mu'i m...
04/07/2025

Dadku muuqa wada siman.
balse maanka hoosiyo.
macnahoodu kala duwan.
Gebi ruuxaay maagaan.
musuq kuugu sheegaan.
Balse mu'i munaa jiraaa.
Miday aamineenoooooo.
Laga marin xagiisooooo.
Mas qarsoonabaa jira.


Comming soon maalinti midawga soomaliada waqooyi iyo soomalida koonfureed 🇸🇴Toohe Graphics
27/06/2025

Comming soon maalinti midawga soomaliada waqooyi iyo soomalida koonfureed 🇸🇴
Toohe Graphics

Hambalyo dhamaan ummada soomaaliyeed 🇸🇴
26/06/2025

Hambalyo dhamaan ummada soomaaliyeed 🇸🇴

“Kiiska kufsiga ee gabdhaha dhalinyarada ah loo geystay Waa mid Reer SSC-Khaatumo ay gunimo ku qaadandoonaan ama gobonim...
19/06/2025

“Kiiska kufsiga ee gabdhaha dhalinyarada ah loo geystay Waa mid Reer SSC-Khaatumo ay gunimo ku qaadandoonaan ama gobonimo,talaabada aan qaadidoonana waxay noqondoontaa mid ka farxisa guud ahaan gabdhaha SSC-Khaatumo,bahalihii gabdhaha tacadiga u geystayna sharcigaa la horgeyndoonaa waxaana kiiskan baadhidoona saraakiil muqdisho naga soo raacday”

“Laamaha amaanku khalad ayey galeen in dambiilayaal la geeyo imtixaan waana mid Laga wada xisaabtami doono”
Madaxwaynaha ssc-Khaatumo mudane c/qaadir axmed aw_cali firdhiye

Ciid mubaarik dhamaan asxaabta ku xidhan Toohe Graphics.
05/06/2025

Ciid mubaarik dhamaan asxaabta ku xidhan Toohe Graphics.

Laascaanood: oo maanta neefka ariga ah la kala siisanyo 100 ilaa 180 dollars
05/06/2025

Laascaanood: oo maanta neefka ariga ah la kala siisanyo 100 ilaa 180 dollars

Waxaanu Dhammaan Macaamiisha ku xidhan Bahda TOOHE GTAPHICS Ugu Bishaaraynaynaa Inaanu Usamaynay Qiimo Dhimistii Ugu Way...
29/05/2025

Waxaanu Dhammaan Macaamiisha ku xidhan Bahda TOOHE GTAPHICS Ugu Bishaaraynaynaa Inaanu Usamaynay Qiimo Dhimistii Ugu Waynayd Oo Aad Ku Helayso Adeegyadayada Oo Dhan Inta Lagu Guda jiro Maalmaha Bisha Carafo Oo Ka Bilaamaysa 3 ilaa 11 Bisha.

Kala xidhiidh: 0634598719

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toohe Graphics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share