Riyo Company

Riyo Company deg deg siimi iyo hool hufan.

*Xumbada caashaqa*Xilkaad iska key saartay Xaaladaad igu beertay Xumaan taad iga dhowrtay Halkaan shaley taagnaaHalkaan ...
01/07/2023

*Xumbada caashaqa*

Xilkaad iska key saartay
Xaaladaad igu beertay
Xumaan taad iga dhowrtay
Halkaan shaley taagnaa
Halkaan maanta taaganahay
Halkaan beri tagi doono
Dadaalkaad u heysaa
Daacad nimada ku dheehan tahay
Dunideydi baad tahay
Kaalintaad igeysay
Koolkoolintaad igu heysay
Kolna dhibsan maayo
Daacad baan kuu ahaan
Dadaal baan kula wadi
Dunideydi baad tahay.

22/12/2022

.....

21/12/2022

Desing qurux badan iyo maamul wanagsn nogu imada.

21/12/2022

Riyo company waxee idin qawanesa adeegyo badan oo ay ka mid yihin tolida dharka rag iyo dumarba desing kala duwan midkad adiga la timadidna waa lagu tolaya insha allah.

Single earpods
21/12/2022

Single earpods

Tablet for childrens
21/12/2022

Tablet for childrens

Earpods + power bank original and high quality
21/12/2022

Earpods + power bank original and high quality

21/12/2022

Kusoo dhawow Riyo Company waxay kuu qawnesa adeegyo walbo aad ubaahan tahay si deg deg siimo leh insha allah.

Address


Telephone

+252614915697

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Riyo Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share