Mashaqo designer

Mashaqo designer Photographer

🤔Muxuu qof walba markii la weydiiyoxaalkiisa uu u yiraahdaa waanfiicanahay isaga oo aad udhibaataysan ama murugaysan.Ma ...
06/06/2024

🤔Muxuu qof walba markii la weydiiyo
xaalkiisa uu u yiraahdaa waan
fiicanahay isaga oo aad u
dhibaataysan ama murugaysan.
Ma lays oran karaa kalmada waan fiicanahay murugo badan ayaa ku duugan.?

With Albirri General Hospital – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
20/06/2023

With Albirri General Hospital – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

  Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in magaaladaa bandow lagu soo rogay maanta kadib markii dhowr ...
11/02/2023

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in magaaladaa bandow lagu soo rogay maanta kadib markii dhowr qof lagu dilay duleedka magaaladaas.



Ilo-wareedyo kusugan deegaano aan halkaa ka fogeyn ayaa sheegaya in 3 qof ay gaareyso tirada dhimashada.



Arintaa ayaa waxaa u sabab ah in gaari shan qof ay lasocdeen la weeraray 3 ka mid ahaa dadkaa oo qofi dumar yahayna la dilay.



Dilka ayaa waxaa loo sababeeyay dhibaato beelo halkaa wada daga dhex martay.



Halka gaariga lagu weeraray ayaa 8km u jirta magaaladaa Laascaanood waxaana lagu magacaabaa Xareer Daayeer



Waxay wararku intaas ku darayaan in dirir ay ka bilaabatay magaalada duleedkeeda dabadeedna ay usoo gudubtay gudaha magaalada ka hor inta aan bandowga lasoo rogin.



Dadka dhintay maahee, waxaa jira dad dagaalkaa lagu dhaawacay walow aan wali la ogeyn tiradooda.

23/12/2022
24/07/2022

Ku salii Nabiga scw

23/07/2022

Filim kii abey sadaa like 👍 kaa nosaar nuganaa soobir

Address

Mogadisho

Telephone

+252618196356

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mashaqo designer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mashaqo designer:

Share