27/05/2024
Asc ,Walaalayaal , waqti dheer ka dib ,dib ayaan hawada ugu soo labanay.
Alle haduu ka raali noqdana waxaan rajaynaynaa inaan idin la wadaagi doonno wax ay Naftiin ku faraxdo.
Waan idin xiisnay waxaan rajaynaynaa inaad sidi si lamid ahi noola jaan qaadi doontaan.