26/04/2026
in ka badan 25 sano oo adeeg iyo kalsooni ah 🤍
Muuqaal si qurux badan loo diyaariyey oo muujinaya tayada iyo adeegyada Abubashir Hospital 🏥✨
Laga bilaabo qaliin casri ah ilaa hooyada iyo dhallaanka, carruurta, iyo gargaarka degdega ah 24/7 — dhammaan waxaa loogu talagalay badbaadadaada iyo daryeelkaaga.