Arsenal Somali Fans

Arsenal Somali Fans Halkan kala soco wararkii ugu danbeeyay ee laga qoray kooxda Arsenal.🔴⚪️
(1)

🔥Taageere shaxdee jeclaan laheed inaa ku wajahno Manchester city kulanka final ka ee axada❓
14/08/2026

🔥Taageere shaxdee jeclaan laheed inaa ku wajahno Manchester city kulanka final ka ee axada❓

🚨 BREAKING: Wakiiladda Gabriel Martinelli ayaa ku wargeliyay Arsenal in garabka weerarka ee reer Brazil uusan wax xiiso ...
14/08/2026

🚨 BREAKING: Wakiiladda Gabriel Martinelli ayaa ku wargeliyay Arsenal in garabka weerarka ee reer Brazil uusan wax xiiso ah u haynin ku biirista kooxda Galatasaray. 🇧🇷

​Arsenal waxay ka heshay kooxda Turkiga dalab dhan €45m, waxayna u furan tahay inay iibiso haddii ay helaan dalab ku habboon. Si kastaba ha ahaatee, u dhaqaaqista Galatasaray kuma jirto qorshaha xiddiga reer Brazil. ❌

​()

🚨 Arteta: “Waa inaan aqbalnaa in ay jiraan ciyaartoy qaar oo u baahan inay si qasab ah kooxda uga tagaan.”🔴⚪️
14/08/2026

🚨 Arteta: “Waa inaan aqbalnaa in ay jiraan ciyaartoy qaar oo u baahan inay si qasab ah kooxda uga tagaan.”🔴⚪️

🚨EXCLUSIVE: Arsenal ayaa xiiseynaya saxiixa Jarell Quansah.Bayer Leverkusen ma doonayaan inay iibiyaan daafaca reer Engl...
14/08/2026

🚨EXCLUSIVE: Arsenal ayaa xiiseynaya saxiixa Jarell Quansah.

Bayer Leverkusen ma doonayaan inay iibiyaan daafaca reer England.🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

Quansah dhankiisa wuxuu u furan yahay inuu ku biiro Arsenal, haddii wadahadalladu horumar sameeyaan.🔴⚪️

[David Ornstein]

🚨War Deg-deg Ah: Arsenal ayaa wada hadallo kula jirta Bayer Leverkusen oo ku saabsan heshiis suurtagal ah oo ay ku doona...
14/08/2026

🚨War Deg-deg Ah: Arsenal ayaa wada hadallo kula jirta Bayer Leverkusen oo ku saabsan heshiis suurtagal ah oo ay ku doonayso daafaca England ee Jarrel Quansah🔥

Xigasho:

Abdirahman Nor

🚨BREAKING: Arsenal ayaa heshiis la gaartay inay Liverpool kala soo saxiixato Number 9-ka 16-jirka ah ee Vincent Joseph. ...
13/08/2026

🚨BREAKING: Arsenal ayaa heshiis la gaartay inay Liverpool kala soo saxiixato Number 9-ka 16-jirka ah ee Vincent Joseph. 🔴⚪️

Joseph ayaa u dhaliyay 8 gool 9 kulan oo uu u saftay xulka England U-16, sidoo kalena wuxuu kasoo muuqday kooxda Liverpool u18. [Gunnerblog]

Bruno G.🔥❤️
12/08/2026

Bruno G.🔥❤️

12/08/2026

Bruno Guimaraes - Arsenal Debut vs Como.🔥🔴⚪️

12/08/2026

Marli Salmon vs Como.
This is Saliba version 2 and he is only 16 years old. 🤯🧱

12/08/2026

Gabriel Martinell against Como.🤯🔥

Address

Mogadisho

Telephone

+46736739059

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arsenal Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arsenal Somali Fans:

Shortcuts

Share