06/09/2023
Ganacsade ma jeceshahay in goobtaada iyo adeegaaguba ay ka talaabo dheereeyan ganacsiyada kale ee suuqa kula tartamaya, waxaan kuula diyaar nahay adeega suuq geynta casriga ah oo dhamaystiran oo awood kuu siinaysa ku guuleysiga tartanka suuqa.