GEDO News

GEDO News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GEDO News, Media Agency, Mogadishu.

17/09/2025

RAYSAL WASAARAHA XUKUMADA FEDERALKA SOOMAALIYA MR XAMSE CABDI BARE .

ISAGOO KU DHAWAQAY SIDA TAN :-

" DADKA SOMALIYEDOW YEYSAN IDIN MASHQUULIN DADKA QAAR OO INAGU NAQAANO "

YAA ISLEE DAHAY REYSAL WASARUHU WUU KA HADLAYA ONOOGU REEB QEEBTA FAALADA .

MAHADSANIDIIN

17/09/2025

KADIB TAGISTII REYSAL WASAARAHA SOMALIYA UU TAGAY AIRPORT KA ADEN ABDULLE AIRPORT AYAA KA DHIGTAY HOOLWADEENADA KA JIIFTAY INAY SHACAB KOODA ADEEF HUFAN SIIYAN AYAA HADA BILAABAY KALA OROD IYO ISHAGAAJIN .

Madaxweyne Erdogan & Wafdigiisa ayaa Goordhow gaaray  madaxtooyada magaalada Lviv ee Galbeedka Dalka Ukraine.Erdogan aya...
18/08/2022

Madaxweyne Erdogan & Wafdigiisa ayaa Goordhow gaaray madaxtooyada magaalada Lviv ee Galbeedka Dalka Ukraine.

Erdogan ayaa halkaasi waxaa kusoo dhaweeyay madaxweynaha Ukraine, Vladamir Zelensky, waxaana uu halkaasi kula kulmi doonaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.

La soco waxii kasoo kordhaa Insha Allah

Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" oo magaalada Hargeysa ku geeriyooday goordhaweyd.
18/08/2022

Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" oo magaalada Hargeysa ku geeriyooday goordhaweyd.

Waxaan ku dadaali jirey oo dhib kasta u marey inaan wiilkeyga fasalka looga soo istaajin lacagti waa bixin weysay dartee...
16/08/2022

Waxaan ku dadaali jirey oo dhib kasta u marey inaan wiilkeyga fasalka looga soo istaajin lacagti waa bixin weysay darteed oo uu niyad jabin, maantana waa ardayga ugu dhibcaha badan imtixaankii sanadkan guud ahaan dalka

Codkeeda oo la gariiraya farxad ilintana ceshaneysa ayey la hadashay Dalsan Tv, waa cashar cajiib ah oo u baahan wax ka barasho, ardayda lagu soo koriyo duruufta ayaa inta badan kaga hor mara waxbarashada kuwa lagu soo koriyo dharagta iyo baabuur iyo dharka qaaliga.

Hooyo macaan waa xaqiiq in wiilkaaga marnaba gudi karin abaalkaaga, balse anagaa kusoo raadineyna oo kuu imaaneyna kuuna mahad celineyna inshallah, guushaada iyo tan wiilkaaga waa guusheena iyo farxaddeena MaaMa

Dadkeenu waxey ku badbaadeen Hooyooyinkeen.

WAR-SAXAAFADEED
16/08/2022

WAR-SAXAAFADEED

Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa darajadii ciidannimo dib ugu soo celiyay Gen. Saadaq Joon oo h**e Farmaajo uga qaaday.
15/08/2022

Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa darajadii ciidannimo dib ugu soo celiyay Gen. Saadaq Joon oo h**e Farmaajo uga qaaday.

Mr. Ruto (Xayraanka) ayaa la go'aamiyey in uu yahay Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya.Madaxweynaha cusub ee la door...
15/08/2022

Mr. Ruto (Xayraanka) ayaa la go'aamiyey in uu yahay Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya.

Madaxweynaha cusub ee la doortay ayaa qaatay shahaada madaxweynimimo taas oo kadhigan in dhaarta dastuuriga ah la mariyo.

Address

Mogadishu
MOGADISHU

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GEDO News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category