Xiis Xarrago

Xiis Xarrago Xiis Xarrago
(1)

Marwada madaxweynaha turkiga ayaa casuumaad u fidisay xaasaska madaxweynayaasha kasoo qayb galay shirkii Nato waxayna wa...
13/07/2026

Marwada madaxweynaha turkiga ayaa casuumaad u fidisay xaasaska madaxweynayaasha kasoo qayb galay shirkii Nato waxayna wada galeen sawir wada jira (photo group )
Balse waxaa lagu dhex arkay nin kula jiro sawirka balse dad badana layaab ayey ku noqotay arrintaas

Waxaana qabo Ra’iisul Wasaaraha Luxembourg 🇱🇺

Maxay kula tahay adiga nin nin qabo sidee xaaska madaxweynaha turkiga sawir ula gashay iyadoo sheeganeyso in ay muslim tahay✌️✌️✌️

Nimcaan Hillaac ilama aha inuu imaanayo Hargeisa, se hadduu yimaaddo bal tolkay iyo reer S. Land guud ahaan su’aashan ha...
13/07/2026

Nimcaan Hillaac ilama aha inuu imaanayo Hargeisa, se hadduu yimaaddo bal tolkay iyo reer S. Land guud ahaan su’aashan ha iiga jawaabaan?

Nimcaan intii uu sameeyey raggii sameeyey sow kuwa Hargeisa jooga, iyadoon cidi waxba odhan, oon cafis ka dalban bulshada, oon Xeer ciqaabeed “Dambiile qaran” aanu qabanin?!

Nimcaan kuwaa muxuu kaga duwanyay? Ma haybta? Oo ciddii aan beesha dhexe ahayn ayaa Dambiile Qaran noqota?

Haddii aan la sameynin Xeer qabta dambiile qaran, qof kastaa wuxuu ku dhiirran inuu dhaawaco qarankan, marka Adeerkii xukunka qabtana wuu iman, oo weliba ku amar ku taaglayn bulshadii uu Qarankooda dhaawacay.

Waxay noqon Nin walowba Adeerkaa sug, beelaha darafyadana ilaahay iyo xiniinyihiinaad leedihiin.

FG: Su’aashu xukuumadda iyo Bulshadaba way ku socotaa.

Qarankaani wuu inuu noqdaa mid aan dhayyal ahayn ee dhab ah ✌️✌️

10/07/2026
Cristiano’s journey with Portugal cannot be considered a failure. 🇵🇹✨Before him, Portugal had only appeared in three Wor...
07/07/2026

Cristiano’s journey with Portugal cannot be considered a failure. 🇵🇹✨

Before him, Portugal had only appeared in three World Cups and had never won a major trophy.

Cristiano changed the destiny of his country’s football, turning World Cup qualification into a constant presence and bringing three trophies to Portugal. 🏆🏆🏆

Today, he may have played his last match for the national team, but he has left behind a football culture that did not exist before and a generation of great players who will bring Portugal many more successes.

He didn’t just change the history of Portuguese football, he changed the history of the game itself.

You can be a fan or not, but this guy from Madeira has changed the sport we love 𝒇𝒐𝒓𝒆𝒗𝒆𝒓.

𝑻𝒉𝒂𝒏𝒌 𝒚𝒐𝒖 𝑪𝒓𝒊𝒔𝒕𝒊𝒂𝒏𝒐.

2005 baa inantaas yar lagu inkiray hase yeeshee 2026 waa taas ayada iyo inanteediiba guukeysteen MaaShaaAllah
03/07/2026

2005 baa inantaas yar lagu inkiray hase yeeshee 2026 waa taas ayada iyo inanteediiba guukeysteen MaaShaaAllah

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay jabsadeen Website-ka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, iyagoo ku daa...
03/07/2026

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay jabsadeen Website-ka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, iyagoo ku daabacay sawirro iyo fariimo la xiriira saraakiishooda. Dhacdadan waxay dhalisay su’aalo ku saabsan amniga dhijitaalka ah iyo awoodda Maamulka Somaliland ee ilaalinta Website-yada rasmiga ah. Haddii aan la ilaalin karin Website dowladeed, su’aal ayaa ka taagan sida loo ilaalin karo dhulka iyo kaabayaasha kale ee muhiimka ah.

Fariintan ayaa loo arkaa digniin ku socota aqoonsiga ay Israel siisay Maamulka Somaliland. Tani waxay u muuqataa fariin loo dirayo maamulkaas, iyadoo laga digayo in Xuutiyiintu ay mar kasta beegsan karaan kaabayaasha dhaqaalaha ee Somaliland sida Dekedda Berbera, Madaarka Cigaal iyo Madaxtooyada.

Sheekadaan maxaa ka jira dadkeygiyow

Somaliland my❤️🔥
02/07/2026

Somaliland my❤️🔥

01/07/2026

Ragga waxa ay dhaxmoodaan xilliga meherka dumarkana xilliga gurigaynta.

Wadnaha hug hug iyo haw haw dheh🙈

Dantaada waxaan ahaynDaruus lagama ba dhigteWixii ka dhacaya dunidaInaad dooddo wadaa,Ma dinaar baad ku heli.Waa digan d...
30/06/2026

Dantaada waxaan ahayn
Daruus lagama ba dhigte
Wixii ka dhacaya dunida
Inaad dooddo wadaa,
Ma dinaar baad ku heli.

Waa digan daf dhaho sitee
Maxaa mow'duuc kastaba
Dibnaha u bartaa in aay
Ka hadalkood daaimaan.

Address

Buldanana
Mogadishu
53123

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiis Xarrago posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xiis Xarrago:

Shortcuts

Share