REESH

REESH The magic behind your brand awareness.

23/08/2026

๐Ÿ“Œ Everything Your Business Needs All in One Place!

From Idea to Identity. Built to Last.Fikrad wanaagsan waxay mudan tahay aqoonsi si gaar ah loo xasuusto. Reesh waxaan ka...
22/08/2026

From Idea to Identity. Built to Last.

Fikrad wanaagsan waxay mudan tahay aqoonsi si gaar ah loo xasuusto. Reesh waxaan ka shaqeynaa sidii fikraddaada loogu beddeli lahaa brand muuqaal leh, casri ah, isla markaana dadka ku abuura kalsooni.

๐ŸŽจ Design
๐Ÿ’ป Digital
๐Ÿ“ฑ Media
๐ŸŒ Web
๐Ÿ–จ๏ธ Print

๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/+252617221732
Call: โ€ชโ€ชโ€ชโ€ช+252617221732โ€ฌโ€ฌโ€ฌโ€ฌ
Email: [email protected]

โ€œูŠุฎุฑุฌ ู…ู† ุจุทูˆู†ู‡ุง ุดุฑุงุจูŒ ู…ุฎุชู„ููŒ ุฃู„ูˆุงู†ู‡ ููŠู‡ ุดูุงุกูŒ ู„ู„ู†ุงุณ.โ€ ุณูˆุฑุฉ ุงู„ู†ุญู„: 69Jimco wanaagsan dhammaantiin.Alle ha inaga dhigo kuw...
14/08/2026

โ€œูŠุฎุฑุฌ ู…ู† ุจุทูˆู†ู‡ุง ุดุฑุงุจูŒ ู…ุฎุชู„ููŒ ุฃู„ูˆุงู†ู‡ ููŠู‡ ุดูุงุกูŒ ู„ู„ู†ุงุณ.โ€
ุณูˆุฑุฉ ุงู„ู†ุญู„: 69

Jimco wanaagsan dhammaantiin.

Alle ha inaga dhigo kuwa ka faaโ€™iidaysta nicmadiisa, caafimaad iyo kheyrna ku hela. ๐Ÿคฒ

๐ŸŒ Website-kaagu Waa Aqoonsigaaga Dijitaalka ah!Ganacsiga casriga ah wuxuu u baahan yahay website tayo sare leh oo matala...
03/08/2026

๐ŸŒ Website-kaagu Waa Aqoonsigaaga Dijitaalka ah!

Ganacsiga casriga ah wuxuu u baahan yahay website tayo sare leh oo matala sumaddaada, soo jiita macaamiisha, isla markaana kobciya kor u kaca ganacsigaaga.

Reesh waxaan kuu dhiseynaa website:
โœ… Degdeg ah (Fast)
โœ… Ammaan ah (Secure)
โœ… Casri ah (Modern)
โœ… Ka shaqeeya Mobile iyo Computer
โœ… Ku habboon ganacsi kasta

Nala soo xiriir maanta si aan kugu dhisno website xirfad leh oo kor u qaada ganacsigaaga.

๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/+252617221732
Call: โ€ชโ€ชโ€ชโ€ช+252617221732โ€ฌโ€ฌโ€ฌโ€ฌ
Email: [email protected]

ุนุงู… ู‡ุฌุฑูŠ ุณุนูŠุฏ ๐ŸŒ™Waxaan Dhamman ummadda islaamka ugu hambalyenayna Munaasabadda Dhalashada sannadkan cusub ee hijri 1448.W...
16/06/2026

ุนุงู… ู‡ุฌุฑูŠ ุณุนูŠุฏ ๐ŸŒ™

Waxaan Dhamman ummadda islaamka ugu hambalyenayna Munaasabadda Dhalashada sannadkan cusub ee hijri 1448.

Waxaan Alle SWT ka baryaynaa inuu sannadkan cusub khetrkiisa iyo barakadiisa naso aadiyo.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ๐Ÿคฒ

Hambalyo Daldhis Aluminium & Decoration Factory ! Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan la dabaaldegno Daldhis 20 sano oo gu...
10/06/2026

Hambalyo Daldhis Aluminium & Decoration Factory !

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan la dabaaldegno Daldhis 20 sano oo guul, horumar iyo adeeg tayo leh.

Anagoo ah REESH, waxaa sharaf noo ah inaan qayb ka noqono safarka guusha ee Daldhis, annagoo ka taageerna naqshadaynta muuqaalka shirkadda, soo saarista muuqaalada, iyo maamulka baraha bulshada.

Waxaan Daldhis u rajaynaynaa sannado badan oo guulo waaweyn, koboc joogto ah, iyo hormuudnimo ay kaga sii dhex muuqato warshadaha qurxinta iyo aluminium-ka.

๐Ÿ‘ Hambalyo 20-guurada Daldhis!

REESH waxay dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo macaamiisheeda sharafta leh ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee ...
26/05/2026

REESH waxay dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo macaamiisheeda sharafta leh ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.

Waxaan Alle uga baryaynaa inuu naga aqbalo camalka suuban, ciiddana inooga dhigo mid barakeysan oo keenta horumar iyo guul.

Kullu Caam Wa Antum Bi-Khayr!

Maalmaha barakeysan ee 10-ka dull xijja  waa fursad qaali ah oo lagu kordhiyo acmaasha suuban.Soon, sadaqo, duco, akhrin...
25/05/2026

Maalmaha barakeysan ee 10-ka dull xijja waa fursad qaali ah oo lagu kordhiyo acmaasha suuban.
Soon, sadaqo, duco, akhrinta Qurโ€™aanka iyo takbiirta dhammaantood waa camallo ajar weyn leh.

Allah ha naga aqbalo acmaasheena wanaagsan

๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง  Waxaan dhamaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda ciidul-fidr...
19/03/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง

Waxaan dhamaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda ciidul-fidriga.

ุชู‚ุจู‘ู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ๐Ÿคฒ

Ramadan Mubarak๐ŸŒ™Shirkadda Reesh Designs waxay idiin kugu hambalyeneysaa Bisha Ramadan sido kle waxay idiin rajeynaysaa R...
18/02/2026

Ramadan Mubarak๐ŸŒ™

Shirkadda Reesh Designs waxay idiin kugu hambalyeneysaa Bisha Ramadan sido kle waxay idiin rajeynaysaa Ramadaan kheyr, barako iyo barwaaqo leh.

Allaha naga aqbalo soonka, salaadda iyo dhammaan camalka suuban. ๐Ÿคฒ

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Address

Taleh, Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when REESH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to REESH:

Shortcuts

Share