Reesh Designs

Reesh Designs The magic behind your brand awareness.

Ramadan Mubarak๐ŸŒ™Shirkadda Reesh Designs waxay idiin kugu hambalyeneysaa Bisha Ramadan sido kle waxay idiin rajeynaysaa R...
18/02/2026

Ramadan Mubarak๐ŸŒ™

Shirkadda Reesh Designs waxay idiin kugu hambalyeneysaa Bisha Ramadan sido kle waxay idiin rajeynaysaa Ramadaan kheyr, barako iyo barwaaqo leh.

Allaha naga aqbalo soonka, salaadda iyo dhammaan camalka suuban. ๐Ÿคฒ

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Reesh Designs waxay bixisaa Video Editing Services oo xirfad sare leh ๐ŸŽฌWaxaan kaa caawinaynaa inaad hesho muuqaal tayo l...
17/01/2026

Reesh Designs waxay bixisaa Video Editing Services oo xirfad sare leh ๐ŸŽฌ
Waxaan kaa caawinaynaa inaad hesho muuqaal tayo leh, soo jiidasho leh, kuna habboon ganacsigaaga ama content-kaaga baraha bulshada.

Nagala so xiriir:
๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/+252617221732
Call: โ€ชโ€ชโ€ชโ€ช+252617221732โ€ฌโ€ฌโ€ฌโ€ฌ
Email: [email protected]

Sanadkii 2025, Reesh Designs waxay si guul leh u hirgelisay mashaariic kala duwan oo dhanka Brand Identity, Graphic Desi...
13/01/2026

Sanadkii 2025, Reesh Designs waxay si guul leh u hirgelisay mashaariic kala duwan oo dhanka Brand Identity, Graphic Design, Video Editing & Animation, Web Design, iyo Social Media Management ah, iyadoo la shaqeysay shirkado kala duwan.

Waxaan si gaar ah diiradda u saarnay:

๐Ÿ”น Brand Identity
๐Ÿ”น Graphic Design
๐Ÿ”น Video Editing & Animation
๐Ÿ”น Web Design & Development
๐Ÿ”น Social Media Management

Shirkadaha aan u shaqeynay sanadkii 2025 waxa ka mid ah:
Eng. Abdullah AARshan
Taagerso Technologies
Daldhis Aluminium & Decoration Factory
Printsign
Muhiim Medical Equipment
Dalsom Travel Agency
Shabeel Travel & Cargo

Reesh Designs waa shirkad aad ku kalsoonaan karto waxay bixisaa adeegyo casri ah oo isku dara hal-abuur, tayo, iyo natiijooyin ganacsi oo la taaban karo.

REESH โ€“ The Magic Behind Your Brand Awareness

๐Ÿ‘‰ Haddii aad rabto ganacsigaaga inuu yeesho aqoonsi muuqaal oo casri ah, xirfad leh,
Nagala so xiriir:
๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/+252617221732
Call: โ€ชโ€ชโ€ชโ€ช+252617221732โ€ฌโ€ฌโ€ฌโ€ฌ
Email: [email protected]

Waxaan ku faraxsanahay in Daldhis Aluminium & Decoration Factory  ay noo dooratay maaraynta page-keeda, halkaas oo aan s...
10/01/2026

Waxaan ku faraxsanahay in Daldhis Aluminium & Decoration Factory ay noo dooratay maaraynta page-keeda, halkaas oo aan si xirfad leh ugu diyaarinayno Posters & Videos tayo sare leh.

Haddii aad rabto in page-kaaga sidaas oo kale aan kugu qurxinno,

Nagala soo xiriir:
๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/+252617221732
Call: โ€ชโ€ชโ€ชโ€ช+252617221732โ€ฌโ€ฌโ€ฌโ€ฌ
Email: [email protected]

Ku qurxi xafiiskaga naqshado casri ah oo tayo sare leh,

Daldhis Aluminium & Decoration Factory waxay kuu diyaarinaysaa design dhameystiran oo si buuxda ula jaanqaadaya baahidaada naqshadeed.

๐Ÿ“ฑ WhatsApp: https://wa.me/+252613001010
๐Ÿ“ž Tel: +252 613001010
๐ŸŒ Website: www.daldhisfactory.com
๐Ÿ“ง Email: [email protected]

๐ŸŽ‰ Congratulations Mr. Ali Abdalla Abdi! ๐ŸŽ‰Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Ali Abdalla Abdi loo doortay Emplo...
02/12/2025

๐ŸŽ‰ Congratulations Mr. Ali Abdalla Abdi! ๐ŸŽ‰

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Ali Abdalla Abdi loo doortay Employee of the Month ee shirkadda Reesh Designs.

Ali Abdalla wuxuu soo bandhigay xirfad iyo karti heer sare ah, asiga oo muujiyay hufnaan iyo dadaal joogto ah oo si weyn u kordhiyay tayada shaqada iyo horumarka guud ee shirkadda Reesh Designs.๐ŸŒŸ

๐Ÿ‘๐Ÿ‘ Hambalyo Mr. Ali Abdalla!
Waxaan kuu rajeyneynaa guul iyo horumar joogto ah.

โœจOur Services at Reesh Designsโœจ๐ŸŽจ Graphics & Branding Design๐Ÿ–ฅ๏ธ Web Design & Development๐Ÿ“ˆ Digital Marketing๐ŸŽฅ Video Editing...
23/11/2025

โœจOur Services at Reesh Designsโœจ

๐ŸŽจ Graphics & Branding Design
๐Ÿ–ฅ๏ธ Web Design & Development
๐Ÿ“ˆ Digital Marketing
๐ŸŽฅ Video Editing & Animation
๐Ÿ“ฑ Social Media Management

Reesh Designs - ๐“๐ก๐ž ๐ฆ๐š๐ ๐ข๐œ ๐›๐ž๐ก๐ข๐ง๐ ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ซ ๐›๐ซ๐š๐ง๐ ๐š๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ.

Contact Us:

๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/+252617221732
Call: โ€ชโ€ชโ€ชโ€ช+252617221732โ€ฌโ€ฌโ€ฌโ€ฌ
Email: [email protected]

Ma u baahantahay in laguu dhiso website casri ah xawaare sare leh?Waxan kuu dhisaynaa website casri ah nashqad qurxoon x...
16/09/2025

Ma u baahantahay in laguu dhiso website casri ah xawaare sare leh?

Waxan kuu dhisaynaa website casri ah nashqad qurxoon xawaarihiisa sareeya oo aad kuso bandhiganeyso adeegyadaada qaab xirfad leh oo soo jiidasho leh.
Nagala soo xiriir:

๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/+252617221732
Call: โ€ชโ€ชโ€ชโ€ช+252617221732โ€ฌโ€ฌโ€ฌโ€ฌ
Email: [email protected]

Juma mubarak Dhamman Umada MuslimiintaNagala soo xiriir:๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/+252617221732Call: โ€ช+252617221732โ€ฌEmail:...
12/09/2025

Juma mubarak Dhamman Umada Muslimiinta

Nagala soo xiriir:

๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/+252617221732
Call: โ€ช+252617221732โ€ฌ
Email: [email protected]

ุงู„ู„ู‘ูŠู„ุฉ ูˆู‚ุน ุฎุณูˆููŒ ู„ู„ู‚ู…ุฑุŒ ูˆู„ูŠุณ ุงู„ุฎุณูˆูู ุธุงู‡ุฑุฉู‹ ุทุจูŠุนูŠุฉู‹ ู„ู„ู…ุชุนุฉ ุฃูˆ ุงู„ุชุตูˆูŠุฑุŒุจู„ ู‡ูˆ ู…ู† ุขูŠุงุช ุงู„ุชุฎูˆูŠู ุงู„ุชูŠ ูŠูุฎูŽูˆู‘ูู ุงู„ู„ู‡ ุจู‡ุง ุนุจุงุฏ...
07/09/2025

ุงู„ู„ู‘ูŠู„ุฉ ูˆู‚ุน ุฎุณูˆููŒ ู„ู„ู‚ู…ุฑุŒ ูˆู„ูŠุณ ุงู„ุฎุณูˆูู ุธุงู‡ุฑุฉู‹ ุทุจูŠุนูŠุฉู‹ ู„ู„ู…ุชุนุฉ ุฃูˆ ุงู„ุชุตูˆูŠุฑุŒ
ุจู„ ู‡ูˆ ู…ู† ุขูŠุงุช ุงู„ุชุฎูˆูŠู ุงู„ุชูŠ ูŠูุฎูŽูˆู‘ูู ุงู„ู„ู‡ ุจู‡ุง ุนุจุงุฏู‡ ู„ูŠุชุฑูƒูˆุง ุฃุฎุทุงุกู‡ู… ูˆู…ุนุงุตูŠู‡ู….
ูˆู…ู† ุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ุจุนุจุงุฏู‡ ุงู„ู…ุคู…ู†ูŠู† ุฃู† ุดุฑุน ู„ู‡ู… ููŠ ู…ุซู„ ู‡ุฐุง ุงู„ูˆู‚ุช ุตู„ุงุฉู‹ุŒ ู„ูŠุทู…ุฆู†ูˆุง ูˆูŠุณุชุบูุฑูˆุง โ™ฅ

ูˆููŠ ุงู„ุญุฏูŠุซ ุงู„ุตุญูŠุญ ู‚ุงู„ ๏ทบ:
ยซุฅู† ุงู„ุดู…ุณ ูˆุงู„ู‚ู…ุฑ ุขูŠุชุงู† ู…ู† ุขูŠุงุช ุงู„ู„ู‡ุŒ ู„ุง ูŠูŽุฎุณููุงู† ู„ู…ูˆุช ุฃุญุฏู ูˆู„ุง ู„ุญูŠุงุชู‡ุŒ ูˆุฅู†ู…ุง ู‡ู…ุง ุขูŠุชุงู† ู…ู† ุขูŠุงุช ุงู„ู„ู‡ ูŠุฎูˆู‘ู ุงู„ู„ู‡ ุจู‡ู…ุง ุนุจุงุฏู‡ุŒ ูุฅุฐุง ุฑุฃูŠุชู… ุฐู„ูƒ ูุงูุฒุนูˆุง ุฅู„ู‰ ุฐูƒุฑ ุงู„ู„ู‡ุŒ ูˆุฏุนุงุฆู‡ุŒ ูˆุงุณุชุบูุงุฑู‡ยป.

ูˆููŠ ุญุฏูŠุซ ุขุฎุฑ: ยซูุฅุฐุง ุฑุฃูŠุชู… ุฐู„ูƒ ูุตู„ู‘ูˆุง ูˆุงุฏุนูˆุง ุญุชู‰ ูŠู†ูƒุดู ู…ุง ุจูƒู…ยปุŒ ูˆููŠ ุฑูˆุงูŠุฉ: ยซูุงุฏุนูˆุง ุงู„ู„ู‡ ูˆูƒุจู‘ุฑูˆุง ูˆุชุตุฏู‘ู‚ูˆุงยป.

ูƒูŠููŠุฉ ุตู„ุงุฉ ุงู„ุฎุณูˆู:
ู‡ูŠ ุฑูƒุนุชุงู†ุŒ ููŠ ูƒู„ ุฑูƒุนุฉ ู‚ูŠุงู…ุงู† ูˆุฑูƒูˆุนุงู† ูˆุณุฌุฏุชุงู†ุŒ ูˆูŠูƒูˆู† ููŠู‡ู…ุง ุชุดู‡ู‘ุฏ ูˆุงุญุฏ ููŠ ุงู„ู†ู‡ุงูŠุฉ.

ุงู„ุดุฑุญ ุจุงู„ุชูุตูŠู„:

ุงู„ุฑูƒุนุฉ ุงู„ุฃูˆู„ู‰: ูŠู‚ุฑุฃ ุงู„ู…ุตู„ูŠ ุงู„ูุงุชุญุฉุŒ ุซู… ูŠู‚ุฑุฃ ู‚ุฑุงุกุฉ ุทูˆูŠู„ุฉ ู…ู† ุงู„ู‚ุฑุขู†ุŒ ุซู… ูŠุฑูƒุน. ูˆุจุนุฏ ุงู„ุฑูƒูˆุน ูŠู‚ูˆู… ูˆูŠู‚ุฑุฃ ุงู„ูุงุชุญุฉ ู…ุฑุฉ ุฃุฎุฑู‰ุŒ ุซู… ูŠู‚ุฑุฃ ุณูˆุฑุฉ ุทูˆูŠู„ุฉ ุฃุฎุฑู‰ุŒ ุซู… ูŠุฑูƒุน ู…ุฑุฉ ุซุงู†ูŠุฉุŒ ุซู… ูŠู‚ูˆู… ู…ู† ุงู„ุฑูƒูˆุน ูˆูŠุณุฌุฏ ุณุฌุฏุชูŠู†.

ูˆุจุฐู„ูƒ ุชู†ุชู‡ูŠ ุงู„ุฑูƒุนุฉ ุงู„ุฃูˆู„ู‰.

ุซู… ูŠูƒุฑุฑ ุงู„ู…ุตู„ูŠ ุฐู„ูƒ ููŠ ุงู„ุฑูƒุนุฉ ุงู„ุซุงู†ูŠุฉ ุจู†ูุณ ุงู„ุทุฑูŠู‚ุฉ.

ูˆูŠูุณุชุญุจ ุฃู† ุชูุทูŽูˆู‘ูŽู„ ุงู„ู‚ุฑุงุกุฉ ุจู‚ุฏุฑ ุงู„ู…ุณุชุทุงุนุŒ ูˆุงู„ุฃูุถู„ ุฃู† ูŠุณุชู…ุฑ ุงู„ู…ุณู„ู…ูˆู† ููŠ ุงู„ุตู„ุงุฉ ูˆุงู„ู‚ุฑุงุกุฉ ุญุชู‰ ูŠู†ู‚ุถูŠ ูˆู‚ุช ุงู„ุฎุณูˆู. ูƒู…ุง ูŠูุณุชุญุจ ุฃู† ุชูƒูˆู† ุงู„ู‚ุฑุงุกุฉ ููŠ ุงู„ุฑูƒุนุฉ ุงู„ุฃูˆู„ู‰ ุฃุทูˆู„ ู…ู† ุงู„ุฑูƒุนุฉ ุงู„ุซุงู†ูŠุฉ.

ู†ุณุฃู„ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠุฑุญู…ู†ุง ูˆูŠุนููˆ ุนู†ุงุŒ ูˆุฃู„ู‘ุง ูŠุคุงุฎุฐู†ุง ุจู…ุง ูุนู„ ุงู„ุณูู‡ุงุก ู…ู†ู‘ุง.

Waxaan si guul leh u naqshadeynay website-ka Diamond General Trading oo aan u sameynay website casri ah, nashqad qurxoon...
06/09/2025

Waxaan si guul leh u naqshadeynay website-ka Diamond General Trading oo aan u sameynay website casri ah, nashqad qurxoon iyo xawaare sare leh.

Hadaba hadii aad u baahantahay in lagu dhiso website casri ah naqshad qurxoon xawaare sare leh REESH ayaa kuu diyaar ah!

Nagala soo xiriir:

๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/+252617221732
Call: โ€ชโ€ช+252617221732โ€ฌโ€ฌ
Email: [email protected]

Address

Howlwadaag
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Reesh Designs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Reesh Designs:

Share