AayaTilmaan Business ad

AayaTilmaan Business ad This AayaTilmaan is where ready promote your business and capture business customers' ear and eyes t

10/12/2025

Qalbiga waxa dejisa ducada iyo xusuusta Eebbe.
Ku xir naftaada illaahay waxaad heli doontaa degganaan iyo qanaaco aan lagu helin lacag. Naftuna yeysan kuugu sheekeyn beyn ah in lacag lagu helo degenaan, qanaaqo, iyo raaxo. Intaasba waxaa lagu helaa xuska iyo ku xirnaansha Alle. Intaas waxaa lagu waayaa macaasida iyo xumaha Alle ka careysiiya.

18/10/2025
14/10/2025

Halkan hoose waxaan kuugu diyaariyey jadwal kooban oo muujinaya cidda ugu xaqa badan marka aad gabar Muslim ah tahay oo aad guursato:

Tartiibka Xuquuqda Qofka Sharaxaad
1️⃣ Ninkaaga Xuquuqda ugu weyn ayuu leeyahay marka aad guursato: inaad adeecdo (arrimaha xalaasha ah), dhowrsanaanta, ilaalinta guriga iyo sharafta.
2️⃣ Waalidiintaada (Hooyo & Aabbe) Xuquuqdooda weli way jirtaa: xushmad, caawimaad, iyo wanaag. Laakiin xaqa ninkaaga ayaa kaa horreeya marka la eego go’aan qaadashada qoyskaaga cusub.
3️⃣ Carruurtaada Haddii Alle ku siiyo, xuquuqooda waa quudin, tarbiyeyn, ilaalin, iyo in aad siiso jacayl iyo daryeel.
4️⃣ Qaraabada kale (walaalaha, ehelka, iwm.) Waxay leeyihiin xuquuq xiriir qaraabo (sida booqasho, caawimaad, wanaag), laakiin k**a horreeyaan ninkaaga iyo waalidkaaga.
5️⃣ Muslimiinta kale guud ahaan Waxay leeyihiin xuquuq Islaamnimo (salaanta, caawinta, wanaag u rajeynta, iyo ka fogaanshaha dhib).

👉 Sidaas awgeed: marka aad guursato ninkaaga ayaa noqonaya kan ugu xaq badan, kadibna waalidkaaga, dabadeed carruurtaada iyo ehelka kale.

28/04/2025

Great, collaboration and good job.

07/12/2024

Improve your knowledge
29/06/2024

Improve your knowledge

Join 40 million learners and explore 5000 free online courses from top publishers. Alison is a leading provider of free online classes & online learning.

28/10/2023

Asc. Dhammaan bahda waxbarasha jecel waxaan si sharaf leh ugu bishaareyneynaa waxbarashadaan dibadeed ee ah hanashada aqoon-xirfadeed oo sareysa oo aad ku helayso adigoo jooga goobtaada shaqo, gurigaaga iyo galaasba. Taasoo qiimaheedu jaban yahay waqtigeeduna kooban yahay heerkaaga shaqo-aqooneedna kor u qaadeysa ee ka faa'iideyso bulshada kalena uga faa'iidee.

Abbreviations of some certificates:
1. E-MBA: Executive Manager
2. C-MPA: Certified Manager in Public Administration
3. C-MBA: Certified Manager in Business Administration
4. C-PBA: Certified Professional Business Administration
5. CTM: Certified Treasure Management
6. CFA: Certified Financial Analyst
7. CPA: Certified Public/Professional Accountant
8. HCM: Health Care Management
9. E-MHI: Executive Manager in Hotel Industry
10. CPM: Certified Project Management

Wixii faahfaahin intaas dheerna nagala soo xariir
Tel #+ 252 615467198 ama 619153971

WhatsApp 0627061465

Address

Maka-al-mukarama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AayaTilmaan Business ad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AayaTilmaan Business ad:

Share