08/01/2026
Mudane ku soo dhawow xilka cusub ee laguu magacaabay.ilaaheyna ha kula garab galo
Urur Siyaasadeedka Karaama oo u magacaabay Mudane Cabdixafiid Cabdule Xirsi inuu noqdo Wakiilka Ururka ee Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, Galmudug Soomaaliya.