Cali yare

Cali yare video editing

Dib ha noqon
01/05/2022

Dib ha noqon

27/01/2022
17/09/2021

Dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland mowqifkoodu wuu caddaa, waxayna taageereen in hoggaanka doorashooyinka iyo amniga dalka looga danbeeyo Raysalwasaaraha, halka Galmudug iyo Koonfur Galbeed ay dhexdhaxaadin kaga siibteen in ay mowqif qaataan. Markii uu Farmaajo diiday dhexdhaxaaintii ay wadeena way kala tageen.

Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ujeedkiisa koowaad waa in isaga la taageero, laakiin waxa ugu yar oo uu saaxibadiis ka aqbli karo waa in ay meel dhexe istaagaan oo aysan garab siinin Raysalwasaaraha.

Warsaxafaadeedka xalay kasoo baxay Dowlad Goboleedyada mowqif iyo meel lagu tiriyo midna ma laheyn. Qoladii mowqifka ka dhuumanaysay waa la gartay, laakiin lama garan sababta ku bixisay Dowlad Goboleedyadii taageersanaa in Raysalwasaaruhu hoggaamiyo doorashooyinka iyo amniga dalka.

Ma muuqato sabab ay Dowlad Goboleedyadu kaligood doorashada uga shiraan. Waa in Raysalwasaare Rooble uu shirka Golaha Wadatashiga Qaran isugu yeeraa si loo dardar geliyo doorashooyinka dalka. Shacabka Soomaaliyeed, Dowlad goboleedyada, Midowga musharraxiinta iyo beesha caalamkana waa in ay ku gacansiiyaan in doorashada degdeg loo qabto, kiiska Ikraan Tahliilna caddaalad loo helo, lana diido in eedaysanayaasha gabbaad la siiyo.

17/09/2021
Ciid wanagsan dhaman umada musliminta ah meel walbo aad joogtaanCiid mubarak
22/07/2021

Ciid wanagsan dhaman umada musliminta ah meel walbo aad joogtaan
Ciid mubarak

Walaal maanta jimce waaye ku sali xabiibkeena muxamed صلي الله عليه وسلم
16/07/2021

Walaal maanta jimce waaye ku sali xabiibkeena muxamed صلي الله عليه وسلم

12/07/2021

Walaal ila dhageyso kalaamka alle

12/07/2021

Walaal ila dhageyso hadalka ilaahey

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category