Gade Online

Gade Online kusuuqgeyso badeecadahaga gade online
like saar pageka mahadsanidiin

kusoo dhowow gade online gade online waa goob aad kaiib san kartid iskana iibin kartid guryaha ,dhulalka&badeecadaha kala duwan celis iyo cuseebkamid noqo macaamiisheenasharafta leh like saar pageka mahadsanid

Soo dhowaada macaamiisha gade online waxan idiin keenay mashinkan waa mashinkii digaaga lagu fiiqaayey Waxow kuu fiiqaa ...
25/10/2025

Soo dhowaada macaamiisha gade online waxan idiin keenay mashinkan waa mashinkii digaaga lagu fiiqaayey
Waxow kuu fiiqaa 56xabo ukun ah markiiba

25/10/2025

Waa mashinkiii saliidaha ee casriga ahaa waa mashin fudud
Oo kuu shiidaayo saacadii 8kg
Waxaad kushiida kartaa dhamaan nuucyada miraha saliida laga sameeyo sida sisinta lowska xabadsowdada falaksiidka iwm
Qiima waa $650 kaliya

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gade Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share